Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 3 May 2024

WARARKA MAANTA

Geesi Ma Cataabe Micyo Adeegay Ismacil Caraale Oo Lagu Soo Arkay Xabsiga Guantanamo-Bay

Sunday - October 25, 2009

Gabadha Cori waa gabadh looyarad ah oo qareen u ah la haystayaasha ku jira xabsiga Guantanamo- Bay ee dalka Kuubba ... Dhammaadkii bishii ina dhaaftay ayay waxa

Warkii oo dhan

Guuldaro Ka Dhacday Dunida Guudkeeda Marki iibsiga Xubnaha Jirka Danyarta U Noqday Mashruuc Mug Weyn

Friday - October 23, 2009

Guuldaro Iyo hoog baa dunida guudkeeda maanta ka dhacday markii mashruuc mug weyn laga dhigtay iibsiga xubaha jirka bini’aadamka gaar ahaan danyarta iyo

Warkii oo dhan

Caalim Al-Digtoor Sh.Shuceyb Oo Waano Iyo Wacdi Wixi Alle Baray Kaa Haqabtiraya...Casharkisi Taxnaa

Thursday - October 22, 2009

Daar burburtay waa la dhisaa, damiir burburay baa adag ... waxaan halkaan idin ku soo bandhigeynaa casharkii jimcaha taxanaha ahaa ee waqtigiisi qaaliga u huray

Warkii oo dhan

China Oo Talo Ku Gaartay In Muunadihi Taarikheed Ee Gumeeysigu Ka Dhacay 150 Sano Ka Hor Dib U Soo..

Wednesday - October 21, 2009

Beenjin: Dowlada Shiinaha ayaa sheegtay in ay khubaro ka kala imaanaya qaaradaha Yurub, Maraykanka iyo Asia ay u dirayso sidii ay usoo baari lahaayeen hanti qaali

Warkii oo dhan

Jeneraalki Luqun-Taag ONLF Ee Buntukha Iyo Rasaasta Boobaha La Ordi Jiray Oo Xabashi U Qoor Dhiibtay

Tuesday - October 20, 2009

Nairobi : Dhamaan Wixi Dhalaala Dheeman Ma Aha .... Hogaamiye sare oo ka tirsan Jabhadda ONLF ee ka dagaalanta gudaha Wadanka Itoobiya ayaa lagu soo waramaaya in

Warkii oo dhan

Ayaan Xirsi Afkeeda Ixsaan li'i U Uro Oo Haddana Weli Sidi Dameeraha U Si Banaaxineysa

Monday - October 19, 2009

Washington- Ayaan Xirsi Cali Magan oo ah gabar Soomaali ah oo ku dhalatay Somalia kadibna wadamada reer galbedka ku kortay ayaa mudo 5 sano ah ahayd mid dhuumaalaysi

Warkii oo dhan

Mucjiso Lala Yaabay... Wiil 9 Bilood Jira Oo Korkiisa Lagu Xardhay Aayado Qur'aana

Sunday - October 18, 2009

Moosko-Tuulo yar oo lagu magacaabo Krasnow kuna taalla Gobolka Dagestan ee Dalka Ruushka, ayaa ilmo yar oo 9 Bilood Jir ah oo ku Nool Tuuladaas lagu Arkay Calaamado

Warkii oo dhan

Ninka Ugu Caansan Ciyaartoyda Ingiriiska Kooxda Chelsea Oo Guursaday Gabar Soomaali Ah

Friday - October 16, 2009

LONDON: Ciyaaryahanka u dhashay dalka Ivory Cost ee weerarka uga ciyaara Kooxda Chelsea oo ka mid ah kooxaha ugu waa weyn ee dalka Ingiriiska kana mid ah kooxaha

Warkii oo dhan

Caalim Al-Digtoor Sh.Shuceyb Oo Waano Iyo Wacadi Wixi Alle Baray Kaa Haqabtiraya Casharkisi Taxanaha

Thursday - October 15, 2009

Waxaan Halkaan Idin Ku Soo Bandhigeynaa Casharkii Jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray Fadiilat Al-Dogtoor Shiikh Shuceyb Abu Yuusuf ....

Warkii oo dhan

Gabalkii Gaalada Oo Mugdiyey ... Ciyaar-Yahanadi Caalamka Kubada Cagta Oo Qaatay Diinti Islaamka

Wednesday - October 14, 2009

London - Qaayo- yaabay hadal Aan Maqlo .... Waxa soo shaac baxaya oo dadka caalamka badankoodu isla dhexmarayaan in ciyaar-yahanka weyn ee u ciyaari jiray

Warkii oo dhan

Al-Shabaab Oo Ka Dhabeeyey Hal Ku Dhagoodi Ahaa "Ama Shabaab, Ama Shacab, Ama Shariif "

Tuesday - October 13, 2009

Mogadisho- Warar hubaal ah oo ka imanaaya dhinaca Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ururka Al-Shabaab ay u qaybiyeen warqado digniin ah 15-ka xubnood

Warkii oo dhan

Soomaalida Mareykanka Oo Ka Walaacsan Baritaanada Ay FBI-du Ka Wado Mareykanka Iyo Kanada

Monday - October 12, 2009

Muslimiin badan oo ku nool maraykanka ayaa ka cabsi qaba in lagu daro baadi goobka ay FBI-da maraykanku ku baadi goobayso kooxa ay ku sheegtay in ay yihiin argagixiso

Warkii oo dhan

Somaali Samaanta Garaneyn Qaarado Kale Laga Hagayo Oo Maleegeysa Iney Qarax Ka Geeysato South Africa

Sunday - October 11, 2009

Bulshada Soomaalida degan dalka South Africa ayaa la soo gudboonaatay kurbo khalkhal amaan-daro kadib markii Wargeysyada todobaadlaha ee ka soo

Warkii oo dhan

Obama Oo Ku Qaatay Bilada Ujeedo Xisaabeed Iyo Dhiiragalin Barnaamijkisa Nabada Caalamka

Friday - October 9, 2009

Oslo, Norway: Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama ayaa ku guuleystay billad sharafta Nabada ee loo yaqaan (Nobel Peace Prize), Obama ayaa billadan ku guuleystay

Warkii oo dhan

Fadilat Al- Digtoor Sh. Shuceyb Oo Baraarujintiisa Sharax ka Bixinaya Daawooyinka Kala Duwan Ee....

Thursday - October 8, 2009

Sidee Xeego Loo Xagtaa Ilkana ku Nabadgalaan, waxaan ku bilaabayaa baraarujinta Jimcahan Magaca Allah iyo Saliga Suubanaha NNK ha ahaato, Sida aad la socotaan dawada

Warkii oo dhan