Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Sunday, 5 May 2024

WARARKA MAANTA

7 Jir Indho La'a Oo Dhagaha Wax Ka Arka

Tuesday - November 10, 2009

7 Jir reer London ah oo Indho la'a ayaa noqday Mucjiso cusub kadib markii la ogaaday inuu Dhagaha wax ka arko isagoo loo bixiyey naanays ah "Batboy". Lucas Murray

Warkii oo dhan

Maxamed Cabdulle Oo U Dhintay Hadal Haweyney U Jeclaa Afkeeda ka Soo Baxay Oo Ah " Maya"

Monday - November 9, 2009

Nin u dhashay dalka Malaysia magaciisana la yiraahdo Maxamed Cabdulle ayaa shalay u dhintay  hadal haweenay uu jeclaa afkeeda ka soo baxay, kaas oo ahaa

Warkii oo dhan

Gudoomiyihi Goblka Burco Oo Taraq Ku Daaraya Gogoshiisa ... Xiso Ka Dhalatay Amar U ka Baxshay In...

Sunday - November 8, 2009

Burco: Maamulka Gobolka Togdheer ayaa ku amray odayaasha Magaalada Burco inay 48 Saac gudaheed ku soo dhiiban labo nin oo looga shakisan yahay inay xiriir

Warkii oo dhan

Siyaasada Qabiilka Ogadeen Ma la Soconkarta Qarnigaan ... Ogaadeen Maxa Somaalidi Kale La Colaysiiye

Friday - November 6, 2009

Faallo ... Source: Webishabeele political advisory desk washinton Godey- Waxaanu wada ognahay inaynu ku jirno qarnigii 21-aad,  Qabiilka Ogadeenka wuxuu u

Warkii oo dhan

Casharkiisi Taxnaa.. Caalim Al-Digtoor Sh. Shuceyb Oo Waano Iyo Wacdi Wixii Alle Baray Kaa Haqabtira

Thursday - November 5, 2009

Daar burburtay waa la dhisaa, damiir burburay baa adag ... waxaan halkaan idin ku soo bandhigeynaa casharkii jimcaha taxanaha ahaa ee waqtigiisi qaaliga u huray

Warkii oo dhan

Wakiilka Al-Qaacidada Geeska Afrika Oo Loo Magacaabay .......

Wednesday - November 4, 2009

War ka soo baxay Ururka Al Qaacida ayaaa shaaca ka qaaday in hogaamiye sare oo ka tirsanaa ururkaasi hadda loo magacaabay inuu noqdo masuulka Al Qaacida ee Soomaaliya. Warkaasi

Warkii oo dhan

Madxweyne Museveni Oo Uga Digay Nabadsugidiisa Shabaabka Somaalida Ee Huluulanaya Caasimada Kambala

Tuesday - November 3, 2009

Kambala- Wararka ka imaanaya magaalada Kambala ee caasimada wadanka Ugandha ayaa sheegaya in Madaxweyne Yuweri Museveni uu si toos ah oo qarsoodi ah u amrey taliyeyaasha

Warkii oo dhan

Qoys Hooyo Xun Iyo Qaran Hogaamiye Xun Midna Hanaqaad Ma Noqdo..M/Weyne Mubaark Oo Toosh Ku ifiyey..

Monday - November 2, 2009

Cairo : Gamal Mubarak, wiilka uu dhalay madaxweynaha dalka Masar, ayaa loo malaynayaa in aanu raaci doonin tubtii uu qaaday aabihiis, haddii uu ku guulaysto xilka

Warkii oo dhan

Bosaaso

Monday - November 2, 2009

Bosaaso: Kadib markii labada Nin wax afduubay Been Loo sheegay Rakaabkii Dayaarada iyo Shaqaalihi Dayaarada ayaa ku guuleystay iney dayaarada dib ugu soo celiyaan

Warkii oo dhan

Abris Iyo Good Ayaa Oodaha Miranaya..Basarxumada Al-Shabab Oo Halis Ku Ah Cariga Puntland Iyo S/Land

Sunday - November 1, 2009

Aduunka waxa ka jira habab ay uga hortagaan khataraha soo food-saara sida masiibooyinka dabiiciga ah, argagaxisada, abaaraha iyo wixii la mida ... Aduunyada horumarka

Warkii oo dhan

Gaalkacyo Iyo Xaaladihi Ugu Dambeeyey

Friday - October 30, 2009

Gaalkacyo: Wararkii ugu dambeeyey ee ka soo dhacay magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in ay socdaan waanwaan iyo talo jilbaha loo laabto oo xiisadahaas dajiya ayna

Warkii oo dhan

Casharkisi Taxnaa..Caalim Al-digtoor Sh. Shuceyb Oo Waano Iyo Wacdi Wixii Alle Baray Kaa Haqabtiraya

Thursday - October 29, 2009

Daar burburtay waa la dhisaa, damiir burburay baa adag ... waxaan halkaan idin ku soo bandhigeynaa casharkii jimcaha taxanaha ahaa ee waqtigiisi qaaliga u huray

Warkii oo dhan

Is Xayd-Xaydki Xooga Dawlada Shiinaha Oo Ka Door Biday Iney Markabkooda Ku Soo Furtaan Is-afgarasho

Wednesday - October 28, 2009

Dowlada Wadanka Shiinaha ayaa waxaa isu diyaarinaysa in ay lacago madaxfurasho ah siiso Kooxaha Burcad Badeeda Soomaalida ee haysta Markabka Shiineeska. Xogheyaha

Warkii oo dhan

Magac Raaga Oon Duugmin Rabi-Baa Baxsha ... Dhiirane Mr. Erdogan Oo Keenay Rajo Laysku Maaweesho

Tuesday - October 27, 2009

Tehran: Ra’iisul Wasaaraha dalka Turkey Mr.Tayyib Erdogen oo booqasho ku tagay dalka aya jaarka yihiin ee Jamhuuriyada Islaamiga Iran, booqashadan ayaa ah mid uu

Warkii oo dhan

Askaro Ka Tirsan Ciidanka Ugaandheyska Ee Ka Jooga Soomaaliya Oo Loo Haysto Gabdho Ay Uureeyeen

Monday - October 26, 2009

Askar ka tirsanaa Ciidamada nabad ilaalinta ee AMISOM ee ku sugan gudaha Wadanka Soomaaliya ayaa waxaa maanta la xukumay ka dib marki la horkeenay maxkamad ku taala

Warkii oo dhan