Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Sunday, 5 May 2024

Gabalkii Gaalada Oo Mugdiyey ... Ciyaar-Yahanadi Caalamka Kubada Cagta Oo Qaatay Diinti Islaamka

Wednesday - October 14, 2009

London - Qaayo- yaabay hadal Aan Maqlo .... Waxa soo shaac baxaya oo dadka caalamka badankoodu isla dhexmarayaan in ciyaar-yahanka weyn ee u ciyaari jiray Arsenal iminkana u ciyaara naadiga weyn ee Barcelona uu dhawaan ku dhawaaqi doono in uu Muslimaayo tasoo keentay ayaa la leeyahay isaga oo dhamaan saxiibadii ay wada qateen diinta Islaamka oo uu ka mid yahay:  Anelka iyo Fabregas iyo Robery oo dhamaantood wada Muslimay.

Hadaba waxa la ogaan doonaa bilaha soo socda inuu ku dhawaqi doono islaanimadiisa, waxayna dadka u dhabo galay ciyaartooyadaas ay badankoodu leeyihiin inta ka horeysa kobka aduunka ee ka dhici doona South Afrika ayuu Shahaadada muslinimada qiridoona.