Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Wednesday, 8 May 2024

WARARKA MAANTA

Prince A.C.Takar Ayaa Soo Diray Tix Gabaya Oo Waxaa Dhacaya Laga Tix-raacayo Ee Aadamigu Buug Ku ...

Sunday - November 21, 2010

Prince Axmed Cabdi ayaa noo soo diray Tix gabaya Oo Waxaa dhacay turxaan laga tixraaci-karo Ee aadamigu buug ku dhigto .. tanu waa yaabe tacab khsaarka

Warkii oo dhan

Mareykan Iyo Israail Oo Ka Qarracmay Dayaarado Casri Ah Kaligood Dagaalama Ay Soo Saareen Shiinaha

Sunday - November 21, 2010

China- Xukuumada dalka Shiinaha ayaa soo saartay ama sameysatay 25 diyaaradood oo casri ah kuwaas oo ah nooca dagaalka ee an cidi kaxaynin ama kaligood duula, Jariirada

Warkii oo dhan

Suldaankii Beesha Cali Saleemaan Suldaan Ciise Xasan Cumar Oo Caawa Fidkii Lagu Toogtay Boosaaso

Saturday - November 20, 2010

Boosaaso - Gobolka Puntland State oo Beryihii ugu danbeeyey ay ka jireen dilal qorshaysan oo lagu khaarajinayo dadka magaca maamuska ku leh mandiqada ayaa

Warkii oo dhan

Qab-qablihi Hore Ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed Oo Mar Kale La Xiray

Saturday - November 20, 2010

Qab Qablihi hore ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Yusuf Dabageed) ayaa la soo sheegayaa in mar kale ay xabsiga u taxaabeen ciidamo Itoobiyaan ah oo ku sugan

Warkii oo dhan

Isbadal-Doon C/Nuur M. Cilmi Talokeen Oo Ka Hadlay Xaalada Xeero Iyo Fandhaal Kala Dhaceen

Friday - November 19, 2010

ASCW, Dhammaantiin Ciid Wanaagsan Ayaan Idin Leeyahay Soomaaliyeey .. Salaan Ka Bacdi Muddo wax uma soo qorin akhristayaashaydii caalamka igala xiriiri jirey. waxaad

Warkii oo dhan

Siyaasi U Dhashay S/Land Oo Ugu Baaqay Bulshadiisa In Aqoonsiga S/land Ay Ku Jirto Konfur Somaaliya

Friday - November 19, 2010

Ciid Mubaarik Dhaman Umada Islamka, Gaar Ahan Bulshada S/land .. Salaan ka dib. Waxaynu Muddo ku dhaw labatan sano ayu  raacdaynayna  aqoonsi

Warkii oo dhan

Haweyney Ka Dalbatay Maxkamada In Ninkeedu Furo

Thursday - November 18, 2010

Waxay Maxakamadda ka Dalbatay in Ninkeedu Furo, Isaguna Booliska Ayuu u Diray Baafinta Xaaskiisa        Thursday, 18 November

Warkii oo dhan

War Saxaafadeed Ay Soo Saareen Qorbajoogta Beesha Tanade

Wednesday - November 17, 2010

Qorbajoogta Beesha Tanade (Leelkase) Waxay Ay Taageersan Yihiin Xukuumadda R/Wasaare Faramaajo, Kalsooni Buuxdana u Hayaan Wasiirka Beesha. Ra’iisul

Warkii oo dhan

Mareykanka Oo Xiray Haweyney Somaaliyeed

Wednesday - November 17, 2010

Maraykanka waaxda cadaalada ayaa Xirtay Haweenay Soomaaliyeed oo ku nool gobolka California inay taageero siisay Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin oo ka dagaalanta

Warkii oo dhan

Gacan Ku Dhiigle U Dhashay Konfur Afrika Oo Ka Xog-waramay Sheekooyin Xanuun Leh

Monday - November 15, 2010

Cape Town- Gacan-ku-dhiigle u dhashay dalka Koonfurta Afrika oo lagu magacaabo Sandisuwa Qouwlisa, ayaa qirtay inuu si bahalnimo ah u dilay 9 qof oo Soomaali ah,

Warkii oo dhan

Waa Qiiso Danqasho Leh Dhabna Ah Oo Ku Dhacday Gabar Laga Been Sheegay

Monday - November 15, 2010

Nin baa  guursaday gabar aad u qurux badan, aad buuna u jeclaa iyaduna aad bay u jeclayd laakiin waqtiga duruufihiisa ayaa ku khasbay ninkii in uu u safro magaalo

Warkii oo dhan

Mucjisooyinka Sanadkaan Xajka Lagu Arkay .. Xaaji Somaali Oo Dib U Helay Dareenkisi Hadal Iyo Maqal

Sunday - November 14, 2010

Waa mid ka mid ah awoodda uu illaahey u leeyahay in wixii uu doonaa ay dhaqso u ahaadaan .. Iraaddada illaahey ayay ku dhacday in Xaaji Cali Cabdiraxmaan Shariif

Warkii oo dhan

Kuwi Xukun Ma Naloo Dhiibo Xuuxda Ku Hayey Oo Caano Booro Laga Lisay

Friday - November 12, 2010

Waxaad mooda in daweynaha markay maqleen amase arkeen liiska cusub ee wasaaradaha lagu soo taxay ay yiraahdeen Bagaha Iyo Nus mar haddi meesha laga diln-dileeyey oo sidi

Warkii oo dhan

Wasiirada Qaarkood Oo Lagu Dhawaaqay

Friday - November 12, 2010

Raisal Wasaare Maxamed Cabdulaahi Farmaajo aya banaanka soo dhigay liiskii magacyada 9 wasiir oo sida la sheegay hordhac ah, lana filaayo inta kale iney soo

Warkii oo dhan

Barnaamijkii Sh.Shuceyb .. Iyo Maqaalkii Warsame Gaabane Oo Ku Saabsan Jihaadka Suuqa Madow

Thursday - November 11, 2010

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan