Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 26 December 2024

WARARKA MAANTA

Shiikh Shariif Axmed Oo Ku Baraarugay Wararkii Xogta Ay Soo Qortay Shabakada Galdogob Times

Sunday - May 25, 2008

Jabuuti: Sida ay xaqiijinayaan akhristayaasha Bogaan Goldogob Times ee ku sugan magaaladda jabuuti ayaa khadka talefoonka ku sheegay in Sheekh Shariif

Warkii oo dhan

Asmara Oo Ku Tilmaantay Labada Shariif "Caada Qaatayaal"

Saturday - May 24, 2008

Italy-Roma: Warar u weriyahayga no fadhiya magaalada rooma ka soo xigtay siyaasiyiin sare ee mucaaradka dawladda federaalka oo

Warkii oo dhan

Qiiso La Yaab Leh

Friday - May 23, 2008

Akhbaarta Qormadeena maanta waxay ka saabsan tahay Qiso layaab leh oo dhex martay Nin Muslim ah iyo nin Pope ka ahaa Kaniisad, waxaanay u dhacday sheekadu sida tan;

Warkii oo dhan

Busaarad Iyo Camal La'aan Awgeed Oo Dad Badani Ku Waasheen Magaalooyinka Puntlaand

Wednesday - May 21, 2008

Gaalkacyo: Waalida waa mid ka mid ah cudurada iyo masiibooyinka ugu daran ee beni aadmiga ku dhaca inta ay nool yihiin, bulsho kasta oo aduun ku noolna waxaa

Warkii oo dhan

Booqasho Faaiido Leh

Wednesday - May 21, 2008

Haadaad doonaysid inaad garato qiimaha ay xoriyadu leedahay, waxaad booqataa xabsiga nolashaada mar.Hadii aad doonaysid inaad garato qiimaha ay dabeecada wanaagsani

Warkii oo dhan

Isku Shaandheyn Golaha Wasiiradda Dawladda Oo Dhawaan La Filaayo

Tuesday - May 20, 2008

Mogadisho: War aan ka soo xiganay siyaasiyiin ka agdhaw Villa Soomaaliya oo magacooda codsaday inaan la xusiin ayaa sheegaya in waqtiyada soo socda la isku

Warkii oo dhan

Bulshaweynta Reer Galdogob: "Ogolaan Mayno Oo Diidnay Waxa Boosaaso Iyo Hargeysa Ka Socda"

Monday - May 19, 2008

Galdogob: "Ogolaan mayno oo diidnay waxa boosaaso iyo hargeysa ka socda" Sidaa waxay ka soo yeertay shir ay qaateen wax garadka iyo odayaasha bulshadda ku nool

Warkii oo dhan

Farshaxanka Amiin Caamiir Oo Todobaadkaan Soo Bandhigay Sawiir Calool Xumo Leh

Monday - May 19, 2008

Canada: Waxaa todobaadkaan dadka soomaaliyeed ee la socda farshaxanka caanka ah mudane Amiin Caamir soo bandhigiisa sawirka todobaadkaan u ku cabiray muuqaal cajaai'b

Warkii oo dhan

Dil Xalay Ka Dhacay Kisimaayo Iyo Dhaq Dhaqaaq Colaadeed Oo Ka Socda

Sunday - May 18, 2008

Kisimayo: Wararka ka soo baxaya magaalo madaxda Jubada hoose ee kisimaayo ayaa sheegaya in magaakadaas xaleyto lagu dilay nin u madax ahaa hay'ad

Warkii oo dhan

Sirdoonka Mareykanka"CIA" Oo Sii kala Furfuray Isbahaysiga Asmara Iyo Kuwa Taageersan

Saturday - May 17, 2008

Washintoon: Sida wararka naga soo gaarayo ilo ka agdhaw dawladda mareykanka ayaa tilmaamaya  in inti muddo ahba sirdoonka mareykanka ay ku xiiqsanaayeen

Warkii oo dhan

Natiijaddi Kulankii Maanta Ka Dhacay Madaxtooyada Somaalilaand

Friday - May 16, 2008

 Hargeysa :  Wararka ka iimaanaya magaaladda hargeysa ayaa tilmaamaya in Hoggaanka labada xisbi ee mucaaridka UCID iyo KULMIYE ay caawa fiidkii soo gebagebeeyen

Warkii oo dhan

Markabkii Laga Soo Shiishay Adan Xaashi Ceyrow Oo Soo Fariistay Xeebta Liido

Friday - May 16, 2008

Muqdisho :Sida wararku nagu soo gaarayo saaka aroortii ayaa markab dagaal waxuu soo fariistay xeebta magaaladda mogdisho Aaga liido, waxaana dadweynaha xeebta ka

Warkii oo dhan

Sarakiil Nabasugida Eretareya Oo Asmara Lagu Daldaly

Wednesday - May 14, 2008

Italy-Roma: War si dadban nagu soo gaaray oo aan ka soo xiganay ilo ku dhaw dhaw jaaliyadda Eretareyada ee dagan cariga talyaaniga gaar ahaan magaaladda Roma

Warkii oo dhan

Ergadda Mucaaradka Asmara Oo Ganafka Ku Dhufatay Hadalkii Ka Soo Yeeray Mr.Indhacade

Wednesday - May 14, 2008

Djibuuti: Nin u hadlay ergada isbahaysiga mucaardka Asmara oo iiminka wada hadal u jooga magaalada jabuuti ayaa shaaca ka qaaday in hadalka ka soo yeeray Mr. Indhacade

Warkii oo dhan

Wiil Shan Jir Ku Indhabeelay Oo 80 Sano Kadib Aragiisi Soo Noqday

Tuesday - May 13, 2008

Tuunis: Wargeysyada ka soo baxa dalka tuunisya ayaa wax ka qoray wiil yar oo shan jir ku indhabeelay kadib markii u meel ka soo dhacay, waqtigaas oo ahayd

Warkii oo dhan