Friday - June 6, 2008
New York: Si aan la fileyn oo kadis ah ayaa mar qura shalay jimcihi fuustadii shidaalka ay ku korartay 10$, waxaana barmiilkii u haabtay 140$ taasna waxay khilaafasantahay oddorskii
Warkii oo dhan
Thursday - June 5, 2008
Walaal Xusuusnoow,Noloshu waa imtixaan,Islaamku waa nolol iyo naxariis,Salaadu waa nuur,Soonku waa gaashaan,Sakadu waa xijaab,Xajku waa dambi dhaaf,Sadaqadu waa
Warkii oo dhan
Thursday - June 5, 2008
Jabuuti: wararka ka iimaanaya magaaladda jabuuti ayaa sheegaya in aqoon iswedarsigi uga socday xubnihi ergada mucaaradka iyo wafuudi dawlada Kmg magaaladda
Warkii oo dhan
Tuesday - June 3, 2008
Canada-America: Xalay meel walba ay joogaan ardada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa dhigta jaamacadaha dalalkaas ayaa laga soo sheegay in markii la iclaamiyey"nomination"
Warkii oo dhan
Monday - June 2, 2008
Dubai: Shirkad ka diwaan gashan Dalka Isutaga Imaaraadka Carabta(UAE) xarunteedana tahay magaalada Dubai ayaa shaaca ka qaaday in dhawaan ay mashaariic
Warkii oo dhan
Monday - June 2, 2008
ASMARA - Hogaanka sare ee Isbahaysiga dib u xoreynta Somalia, garabka ku sugan Magaalada Asmara, ayaa mar kale ku celiyey inaysan wax natiijo ah kasoo bixi karin
Warkii oo dhan
Sunday - June 1, 2008
Jabuuti: Caasimada Jabuuti waxa ka soo yeeraya warar kala duwan oo hor dhac u ah shirka dhex maraya labada dhinac ee Mucaaradka iyo Dawladda, waxayna dadka
Warkii oo dhan
Sunday - June 1, 2008
Mogadisho: Warar aan ka soo xiganay odayaal iyo wax garad ka soo jeeda bulshada reer mogdisho ayaa baaq ka so saaray in generaal Axmed Taajir la siiyo
Warkii oo dhan
Saturday - May 31, 2008
Italya- Milano: War ka soo baxay Maamulka dawlada hoose ee magalada Milano Ee cariga Talyaaniga ayaa soo saaray war u uga digayo shacabka talyaaniga kuna tilmaamayo
Warkii oo dhan
Saturday - May 31, 2008
Galkacyo: Wararka ka imaanaya magaaladda galkacyo ayaa tilmaamaya in maamulka gaalkacyo ay ku tala jiraan in dayaaradaha u weeciyaan garoon cusub oo dhawaan
Warkii oo dhan
Friday - May 30, 2008
Mogadisho: Wararka naga soo gaaray magaalada mogadisho ayaa tilmaamaya in wafdi u hogaaminayo madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf u booqasho gaaban ku gaari doono illa
Warkii oo dhan
Thursday - May 29, 2008
Rasuulka Ilaahay (NNKHA) waxa uu yidhi; Waxa ku iman doonta ummaddayda waqti ay jeclaadaan shan shay oo ay ku ilaabaan shan kale. Waxaanay kala yihiin sidan:
Warkii oo dhan
Wednesday - May 28, 2008
Asmara : Xigasho wargeyska " Geeska Afrika" Guddoomiye ku xigeenka Isbahaysiga dib u xoraynta Somaliya ee uu fadhigiisu yahay magaalada Asmara ee wadanka Ereteriya
Warkii oo dhan
Tuesday - May 27, 2008
Bosaaso : Maamulka Cade Muuse Ee puntlaand ayaa waayahaan dambe ku mashquulsanaa sidii ay shidaal baaris uga sameyn lahaayeen cariga bari iyo nawaaxigeeda,
Warkii oo dhan
Tuesday - May 27, 2008
Bosaaso- Garwe- Galkacyo: Wararka shabkadaan uga iimaanaya Gobolada puntlaand ayaa soo warinaya in qalabkii Shidaalka ka soo dagay dekada boosaaso ay abuurtay xiisado
Warkii oo dhan