Monday - March 17, 2008
Galkacyo- Wararka naga soo gaaraya gobolka mudug gaar ahaan magaalada gaalkacyo aya sheegaya in saaka laba beelood oo halkaas wada daga ay dagaal isku bilaabeen,
Warkii oo dhan
Monday - March 17, 2008
Garowe - Madaxweynaha Dawladd Gobaleedka Puntland Maxamuud Muuse Xirsi ( Cadde Muuse) ayaa shaaca ka qaaday in ay jiraan dhibaatooyin ka jira gudaha gobalada Puntland
Warkii oo dhan
Sunday - March 16, 2008
Casmara - Xubin sare oo ka tirsan kooxaha islaamiyiinta Soomaaliya ee kasoo horjeeda dawladda federaalka ayaa gaashaanka ku dhuftay baaqii nabadeed ee kasoo yeeray
Warkii oo dhan
Sunday - March 16, 2008
Liverbool - Nin 4-aad oo Soomaali ah ayaa loo qabtay dilkii dhawaan magaalada Liverbool ee dalka England loogu geystay wiil Soomaali ah.
Booliska magaalada Liverbool
Warkii oo dhan
Sunday - March 16, 2008
Mogadisho-Ganacsatada suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa ku howlan sameynta ciidamo u gaar ah oo ilaaliya amaanka suuqa weyn ee Bakaaraha.Kulamo isdabajoog ah oo looga
Warkii oo dhan
Saturday - March 15, 2008
Bosaaso- Beelo Isir ahaan ku abtirsada gobolada puntlaand ayaa shaaca ka qaaday iney dabayaaqada sanadka dambe horaantiisa ay ka qayb galidoonaan tartanka
Warkii oo dhan
Saturday - March 15, 2008
Nairobi- Dagaalkii ka socday magaalo madaxda Kenya ee Nairobi ee ku wajahnaa siyaasadda la isku mari waayay ee dalkaasi Kenya ayaa waxaa uu iminka u wareegay
Warkii oo dhan
Saturday - March 15, 2008
Senagaal Dakar- Shirweynihii Madaxweynayaasha Islaamka ee Labada Maalmood ka socdey dalka Sinigal ayaa soo dhamaaday waxaana ka soo baxay War Murtiyeed aysan horey
Warkii oo dhan
Friday - March 14, 2008
Muqdisho- Ciidamada Dawlada Itoobiyaanka ayaa saaka howl gallo ballaaran oo la xariira baaritaano lagu sameeynaayo Degmada Dayniile ee gobolka banaadir,
Warkii oo dhan
Friday - March 14, 2008
In Somalia, the number of people in need of humanitarian assistance continues to grow. At the same time, there are fears a poor rainy season could worsen whats
Warkii oo dhan
Thursday - March 13, 2008
Muqdisho - Askari ka tirsan ciidanka gobolka iyo nin ka tirsanaan jiray hobaladii Waabari ayaa maanta si kala goon gooni ah ay kooxo hubeysan ugu dileen Magaalada
Warkii oo dhan
Thursday - March 13, 2008
Washintoon- Mudooyinkaan dambe wargesyo ka soo so baxa dalalka Bariga Dhexe iyo Reer Galbedkaba aya tilmaamaya in maamulka madaxweyne Buush ee dalka mareykanka
Warkii oo dhan
Thursday - March 13, 2008
Nayroobi - Wakiilka Qaramada Midoobey ee Arrimaha Soomaaliya Amp. Ahmedou Ould Abdallah ayaa soo dhoweeyay istiraatiijiyada cusub ee Dib u heshiisiinta uu soo bandhigay
Warkii oo dhan
Thursday - March 13, 2008
Jawhar- War naga soo gaaray hawlgalinta Booliska gobolka jawhar aya cadeeyey in taliyihii Booliska degmada balcad la dilay dabadeedn ay baxsadeen kooxdi falkaas
Warkii oo dhan
Wednesday - March 12, 2008
Atlanta Gobolka( Gorgia) - Wakaaladaha Wararka ee Mareykanka ayaa labadaan maalmood ee ugu dambeysey qorayey warar ay ku sheegayan in xarakada ama Ururka
Warkii oo dhan