Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Tuesday, 24 December 2024

WARARKA MAANTA

Beelaha Mudulood Oo Aan Fadhi u Kala Kicin

Thursday - April 10, 2008

Mogadisho: Wariyahayaga mogadisho oo ka soo xigtay ilo muhiim ah ayaa noo soo xaqiijiyey in beelaha Mudulood ee mogdisho daga ay shirar isdaba joog ah

Warkii oo dhan

Madaxweyne Cabdulaahi Yuusf Oo ku Soo Socda Dalka Mareykanka

Wednesday - April 9, 2008

Mogadisho: War aan ka soo xiganay xafiiska madaxtooyada ayaa sheegaya in madaxweyne cabdulaahi yuusuf iyo wafdi u hogaaminayo ay ku soo fool leeyihiin dalka

Warkii oo dhan

Baarlamaanka Fedaraalka Oo Isku Raacay Baarista iyo Qodista Shidaalka Soomaaliya

Wednesday - April 9, 2008

Baydhabo - Shir u gudoominayey gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka Soomaaliyed sheek aadan maxamed madoobe ayaa maanta ansixiyay sharcig la xariira

Warkii oo dhan

Shiidaal Qodista Puntlaand Yey Sharciyan Khuseysa

Tuesday - April 8, 2008

Kanada,Ottawa: Oday siyaasiyiinti hore oo aanu ka wareysanay dooda maanta ka socota baarlamaanka dawladda ku meel gaarka ah ee baydhabo ku shiraya ayaanu ka wareysanay

Warkii oo dhan

Sirdoonka Itoobiya Oo Ogaatay in Xeebaha Bariga ay Hub Uga Soo Dagaan Jabhada ONLF

Tuesday - April 8, 2008

Adisababa- Bosaso: Sirdoonka itoobiya ayaa in muddo ah ku raad joogay warbixin ay ka xigsatay rag ay ku qabatay dagaalkii jabhada xoreynta gobolka ismaamulka

Warkii oo dhan

Maxaabiista Xabsiga Dhexe Ee Magaaladda Dubay Oo Si Waxashnimo ah Lola Dhaqmay

Tuesday - April 8, 2008

Dubai: Wargesyada ka soo baxa magaalada dubey ee dalka isutaga iimaaradka carabta ayaa biishaan 7deei daabacay war u ku sheegay in xadgudubyo jirdil ah iyo aflagaado

Warkii oo dhan

Xasiloonidaro ka Soo Yeereysa Gobolada Puntlaand

Monday - April 7, 2008

Puntlaand-Garowe: Wararka naga soo gaaraya ayaa aad uga deyrinaya Xaaladda nabadgalyo ee magaalooyinka garowe, bosaaso,iyo galkacyo oo dhamaantood ka tirsan

Warkii oo dhan

Saraakiil Itoobiyaan Ah Oo Dambiyo Dagaal Lagu Qaaday

Sunday - April 6, 2008

Adisababa : War ka soo baxay xafiiska xeer illaaliyaha Mr. yuusuf kiiruus ee dalka itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in maxkamada sare ee dalkaas ay xukun dil

Warkii oo dhan

Afhayeenka Axmed Diiriye Oo Eedeyn Dusha UgaTuuray Al-Shabaab

Sunday - April 6, 2008

Cadaado : Axmed Diiriye oo ah afhayeenka Golaha odayaasha hawiye garabka Cali Xaad ayaa sheegay in dagaalki ka dhacay khamiisti magaaladda cadaado tuulada dayene

Warkii oo dhan

Dawladda Faransiiska Oo ka Careysan Markab Dalxiis Oo Looga Afduubay Xeebaha Soomaaliya

Saturday - April 5, 2008

Baris: Wasiirka arimaha dibada ee faransiiska Mr. Francois filon ayaa shaaca ka qaaday in markab laga leeyahay dalka faransiiska ay burcad badeed ka afduubeen isagoo

Warkii oo dhan

IIraan Iyo Duqeynta Lala Damacsanyahay

Saturday - April 5, 2008

Israaiil-Telaviv : Masuuliinta Israaiil ayaa madaxda mareykanka ee sare ku dirqineysa in iiraan xaruumaha ay ku sameysato hubka halista laga burburiyo, arintaaso

Warkii oo dhan

Madaxweynaha Ruushka Butin Oo Ka Goodiyey Shirkii Gaashaanbuurta Nato

Friday - April 4, 2008

Bukharest: Madaxweynaha Ruushka oo ka soo qaybgalay shiirkii Ururka Nato ay ku lahaayen dalka Rumaaniya magaladeeda Bukharest ayaa shaaca ka qaaday in siyaasada

Warkii oo dhan

Fu'aad Aadan Cade oo Xilkii Wasiirnimo Laga Xayuubiyey

Friday - April 4, 2008

Hargeysa - Wararka ka iimaanaya magaalada hargeysa ayaa tilmaamaya in wasiirkii horumarinta iyo reer miyiga Mr. fu'aad Aadan cade laga qaaday xilkii u ka hayey

Warkii oo dhan

Fu'aad Aadan Cade oo Xilkii Wasiirnimo Laga Xayuubiyey

Friday - April 4, 2008

Hargeysa - Wararka ka iimaanaya magaalada hargeysa ayaa tilmaamaya in wasiirkii horumarinta iyo reer miyiga Mr. fu'aad Aadan cade laga qaaday xilkii u ka hayey

Warkii oo dhan

Baarlamaanka Jamhuuriyada Ingushetia Oo Diiday Mooshin lagu Joojinayo Masaafada Dumarka Guur Awgiis

Thursday - April 3, 2008

Ingushetie(magas): Baarlamaanka Jamhuuriyada Ingushetia oo ka tirsan jamhuuriyaadka Raashiya ayaa gaashanka ku dhuftay mooshin la horkeenay oo diidaya caadada

Warkii oo dhan