Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Wednesday, 25 December 2024

WARARKA MAANTA

Gobolka Hiiraan Oo Loo Magacaabay Maamul Cusub

Wednesday - April 30, 2008

Muqdisho-  Raisal Wasaaraha dawladda fedaraalka ee Kmg Mudane Nuur Cadde ayaa maanta  xafiskiisa ka soo saaray qoraal lagu magacaabay maamulka gobolka

Warkii oo dhan

Madaxweyne Daahir Riyaalle Oo Gurmad Weydiistay Madaxweyne Cumar Geelle Hddii...

Monday - April 28, 2008

Jabuuti:Warar laga soo xigtay diiwaanka madaxtooyada jabuuti ayaa laga soo sheegaya iney carabka ku dhufteen in Mr. Riyaalle u la soo xariiray uuna ka

Warkii oo dhan

Madaxweyne Bush Oo Dhabar Jabin U Qaatay Heshiiska U Socda Israaiil Iyo Suuriyiinta

Monday - April 28, 2008

Washintoon: Muddooyinkaan dambe waxa ka socda Dawladda Israail iyo dawladda Suuriya dhaqdhaqaaqyo lagu doonayo in nabad la dhex dhigo labadaas dal ee muddo

Warkii oo dhan

Sarakiil ku Dhimatay Weerarkii Xalay Lagu Soo Qaaday Xaruntoodii

Sunday - April 27, 2008

Mogadisho: xalay fiidkii ayaa weerar lagu soo qaaday xarun ay ku shaqeeyaan saraakiisha taliska ciidamada xooga oo ku tala Villa Baydhabo, sido kale saraakiishaas

Warkii oo dhan

Horjoogayaasha Kadeeda Shaqaalaha Oo Laga Dayriyey

Saturday - April 26, 2008

Madriid: Daraasad ay ku sameeyeen khubaro Mareykan ah magaaladda Madriid ee dalka Spain oo la xariirta xaaladda caafimaadka shaqaalaha iyo wax soo

Warkii oo dhan

General Cabdi Qaybdiid Oo Dhiciseeyey Shirqool Loo Maleegaayey Madaxweynihiisa

Friday - April 25, 2008

Mogadisho: Warar lagu kalsoonaankaro oo laga soo xigtay saraakiil xigto u ah Genaraal Cabdi Qaybdiid ayaa sii dadban uga warbixiyey kulamo dhex maray genaraalkaas

Warkii oo dhan

Dawladda Turkiga Oo Ku Gacanseyrtay Mareykanka in Hawadeeda Looga Duulo Iiraan

Thursday - April 24, 2008

Baris: Wargeysyada faransiiska ayaa maalmaahaan wax ka qorayey xiisadaha ka taagan dawlada mareykanka iyo iiraan oo ay aragtidooda ku shaandheynyaan dagaal

Warkii oo dhan

Xafiisyadii UNka Ee Qaabilsanaa Arimaha Soomaaliya Oo Loo Soo Rarayo Mogadisho

Thursday - April 24, 2008

Nairoobi: Warar la xaqiijinayo ayaa sheegaya in xafiisyadii Qaramada Midoobaey(UN) ee qaabilsana arimaha soomaaliya laga soo raridoono dalka keenya magaaladda

Warkii oo dhan

Reer Yurub Oo Kaniisadahoodii " church" Iska Gadaya Markii Wax Gala La Waayey

Wednesday - April 23, 2008

Kobbenhagen: Shacuubta Reer galbeedka ayaa mudooyinkaan dambaba dhabarka waxay u jeediyeen kaniisadihii ay ku ciibaadeysan jireen albaabkana ka gali waayeen,

Warkii oo dhan

Sarakiisha Itoobiyaanka Oo Soo Bandhigay Hub Ay Soo Qabteen

Wednesday - April 23, 2008

Muqdisho-  Ciidamada itoobiya ayaa saaka magaaladda mogadishi meel fagaara ah soo dhigay aalad dagaal oo isugu jira hub noocyo kala duwan oo leh kuwa

Warkii oo dhan

Burcad Badeedii Xeebaha Soomaaliya Oo Loo Dhaarsanyahay

Tuesday - April 22, 2008

New York- Dawladda faransiiska oo ay taagereyso mareykanka ayaa soo hordhigtay qoraal ay ku dooneyso in golaha amaanka qaramada midoobay looga doodo ajeendo

Warkii oo dhan

Wiil Aljeeriyaan Ah Oo Xubintiisi Raganimada Gawrac Ugu Jiiday Sabab Mudnaan Gabdho

Tuesday - April 22, 2008

Aljeer : Wiil u dhashay dalka aljeerya oo 23 jir ah ayaa ku talaabsaday inu guskiisa gawrac ugu jiido kadib markii dhaw jeer shaqo u ka raadsaday dawlada ku soo

Warkii oo dhan

Ameerika Qaadkii Uga Soo Gali Jiray Dalka Yaman Oo Cunaqabateyntii Ka Qaadeysa

Monday - April 21, 2008

Washintoon- Sanca:  Sii loo meel mariyo codsiyada jaaliyada Yaman iyo Somaalida ee Mareykanka ku dhaqan ayaa hadda mareysa gabagabadi qalin ku duugista

Warkii oo dhan

Shacabkii Puntlaand Waa Muqleeynaya

Monday - April 21, 2008

Puntland- Bosaaso: Warar looga dayrinaayo xaaladda goboladda puntlaand ayaa maalmahaan isa soo taraysa oo sheegaya in kuleylkii cunta yaridda

Warkii oo dhan

Nabadsugida" NSS" Oo Sheegtay Iney Su'aallo Weydiineyso Hogaamiye AL-Shabaab oo La Soo Qabtay

Sunday - April 20, 2008

Muqdisho : Dagaalkii ka socday Degmooyinka Huriwaa iyo Yaaqshiid ee Mogdisha ayaa la sheegayaa inu weli saaka meelo qaarkeed ka si socdo oo ay ka jirto

Warkii oo dhan