Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Tuesday, 21 January 2025

WARARKA MAANTA

Mdaxweynaha Soomaaliya C/yuusuf iyo Raisal wasaaraha Itoobiya oo kulan wada qaatay

Wednesday - Feb 13, 2008

Mdaxweynaha Soomaaliya iyo Raisal Wasaaraha Itoobiya aya la sheegay iney qaateen shiir albaabada u xiranyihiin oo muda dheer saacada ah qaatay, sida la sheegeyna

Warkii oo dhan

Amiirka ururka dhalinyarada beesha Tanade ee Waqooyiga ameerika Mr. Sadiiq M. Cali Xaashi oo

Tuesday - Feb 12, 2008

Amiirka ururka dhallinyarada beesha Tanade ee Waqooyiga Ameerika aya dhambaal dardargalin ah u diray dhamaan xubnaha ururkaas ka mid ah .dhambaalkaas oo illa

Warkii oo dhan

Mdaxweyne cabdulaahi yuusuf oo beri la filaayo inu ka soo dago garoonka Xamar

Tuesday - Feb 12, 2008

Warar laga helayo illo muhim ah oo ka soo baxaya hawlwadeenada madaxtooyada aya sheegaya in beri madaxeyne cabdulaahi ka soo dagidoono garoonka dayaaradaha ee mogdisha

Warkii oo dhan

Markab Xamuul oo ku Gubanaya dekada kismaayo

Tuesday - Feb 12, 2008

Waxa isa soo taraya warar sheegaya in dakada Kismaayo u hadda ka holcayo markab xamuul ah oo lagu rarayey dhuxusha la shito, waxana la sheegaya in qaybo badan markabaas

Warkii oo dhan

SHeakh Yusuf indhacade oo beeniyey Ciidan ka soo baxsaday

Tuesday - Feb 12, 2008

SHekh yuusuf indhacade oo hadda ku magacaaban Xoghayaha Gaashaandhiga Isbahaysiga dib u Xoreynta Soomaaliya aya war u si daayey ku sheegay in aysan jirin wax ciidan

Warkii oo dhan

Qaramada Midoobay oo Si kumeel Gaar ah u hakisay Hawlihi Gargaarka ee Soomaaliya

Tuesday - Feb 12, 2008

War saxafadeed ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobey ee Nairobi aya sheegay in hawlihi gargaarka ee ay ka wadeen Soomaaliya ay si kumeel gaar ah u hakiyeen bacdama

Warkii oo dhan

Suuqa Bakaaraha oo Si Cakirmay

Monday - Feb 11, 2008

Waxa illa shalay si xumaanayey dhaqdhaqaaqa suuqa ganacsiga ee Moqdisho halkaaso dhamaan ama badankoodaba ay waqti hore xireen, mana aha markii ugu horeysey

Warkii oo dhan

Dawlada Mareykanka oo soo saartay warbixin la xariirta al- qaacida oo somaaliya joogta

Saturday - Feb 9, 2008

Dawlada mareykanka aya dhawaan soo saartay warbixin ay ku tilmaameyso in soomaaliya ay ku sugantahay kooxo ka tirsan al-qaacida oo dagaalo ka wada magaalada mogadisho

Warkii oo dhan

Amiin Caamir oo soo bandhigay farshaxan gacmeed oo laga calool xumaaday

Saturday - Feb 9, 2008

farshaxanka weyn ee amiin caamir ayaa soo bandhigay masawir qofkii arka u ka calool xumaanayo oo ku eedeynaya kooxda al-shabaab falalka ay ka wadan dalka soomaaliya

Warkii oo dhan

Maxamed dheere oo sarakiil ciidankiisa ka mid ah ka xayuubiyey darajadi ay siteen

Saturday - Feb 9, 2008

gudoomiyaha gobolka banadir ahna duqa magalada ayaa goob ayey isugu yimaadeen sarakiisha degaanka xamar garadadi uga xayuubiyey dhawr sarakiil oo lagu eedeeyey iney

Warkii oo dhan

Haweyney somaali oo afduub is ku deydey

Friday - Feb 8, 2008

 sida wararka caalamka maanta ay soo tabinayaan waxaa la sheegaya in haweyney asalkeedu ka soo jeedo dalka soomaaliya ay isku daydey iney mindi ay wadatay ku

Warkii oo dhan

Al-shabaab oo sheegatay iney ka dambeysey qaraxi bosaaso

Friday - Feb 8, 2008

 kooxda al- shabaab nin u hadlay aya sheegay iney ka dambeeyen qaraxi ka dhacay magaalada boosaaso ee puntlaand oo ay ku dhinteen illa 25 ruux oo badankood

Warkii oo dhan

Col. Xussen Gorgor oo la toogtay

Friday - Feb 8, 2008

waxa shalay galabnimo tuulada yaaq-bariweyne ee ka tirsan demada wanle weyn lagu toogtay sarkal sare oo ka tirsan ciidamada dawlada faderaalka.

Warkii oo dhan

dagaal kharaar oo ka socda gol

Thursday - Feb 7, 2008

war saaka aan ka helnay galdagob waxuu sheegaya in degmada galdagob u ka socdo dagaal u

Warkii oo dhan

China donates 500,000 USD to Somalia

Tuesday - January 22, 2008

NAIROBI, Jan 22, 2008 (Xinhua via COMTEX) Chinese government donated 500,000 U.S. dollars humanitarian aid to Somalia through the World Health Organization (WHO)

Warkii oo dhan