Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Sunday, 22 December 2024

WARARKA MAANTA

Dowlada KMG ah iyo Mucaaradka oo wada hadalo hoose u socdaan

Saturday - March 1, 2008

Mas'uul ka tirsan Dowlada KMG ah ee Somalia ayaa shaaca ka qaaday inay socdaan wada hadalo u dhaxeeya DF iyo Mucaaradka Asmara saldhiga u yahay. Mas'uulkaan oo diiday

Warkii oo dhan

Madaxweyne Cabdilaahi Yuusuf oo ka hadlay wax qabadka dowladiisa inta ay jirtay.

Saturday - March 1, 2008

Madaxweynaha Dowlada KMG ah ee Somalia C/laahi Yuusuf Axmed ayaa ka hadlay wax qabadka dowladiisa oo muddo ka jirtay dalka Somalia. Madaxweynaha ayaa sheegay in

Warkii oo dhan

Sh. Xasan Daahir Aweys oo ka hadlay arrimaha kooxda Shabaabka.

Friday - Feb 29, 2008

Guddoomiyihii hore ee Golaha Shuurada Maxkamadaha Islaamiga Somalia Sheekh Xasan Daahir Aweys hadana xubin ka ah Isbaheysiga mucaaradka ee Asmara saldhigiisu yahay

Warkii oo dhan

Edmonton police make Khat bust

Thursday - Feb 28, 2008

A botched smuggling attempt has turned up Edmonton's first significant seizure of khat - a plant containing an amphetamine-like stimulant, police said yesterday.

Warkii oo dhan

Beled Xaawo: Ciidamada oo xiray nin dil ka geystay halkaasi.

Thursday - Feb 28, 2008

Ciidamada ammaanka degmada Beled Xaawo ee gobalka Gedo oo shalay galinkii dambe howl-gal halkaasi ka sameeyay ayaa u suurta gashay inay gacanta kusoo dhigaan nin

Warkii oo dhan

Muqdisho: Guddoomiye K/xigeenkii Shibis oo xalay la dilay.

Thursday - Feb 28, 2008

Kooxo hubeysan ayaa xalay ku toogtay gudaha degmada Shibis Guddoomiye K/xigeenkii degmadaasi Marxuum C/laahi Xaaji Max'ed Kajaale. Sida uu xaqiijiyay Guddoomiyaha

Warkii oo dhan

Muqdisho: Hooyga Wasiirka Gaashaandhiga DF oo xalay la weeraray.

Thursday - Feb 28, 2008

Sida ay sheegtay Guddoomiyaha maamulka degmada C/casiis Marwo Sacdiyo Cabdi Gacal rag hubeysan ayaa xalay weerar ku qaaday guriga uu degmadaasi ka degan yahay Wasiirka

Warkii oo dhan

Kenyan town plans demonstration over Obama Somali photo

Wednesday - Feb 27, 2008

By Noor Ali ISIOLO, Kenya, Feb 27 (Reuters) - Residents of a remote Kenyan town plan a demonstration on Friday over a photo of U.S. presidential hopeful Barack

Warkii oo dhan

Muqdisho: Nin la dhashay Ra'iisul-wasaare K/xigeenka oo ay ciidamada DF dileen.

Wednesday - Feb 27, 2008

Allaha u naxariistee Marxuum Abuukar C/salaan Xaaji Aadan ayaa maanta ciidamo ka tirsan Dowlada KMG ah ku dileen xaafada KM4 ee magaalada Muqdisho.Marxuumkaan geeriyooday

Warkii oo dhan

Xildhibaan Seeraar "Ciidamada DF ee Bakaaraha galay waa tuugo dhacay hantida Shacabka"

Wednesday - Feb 27, 2008

Xildhibaan Yuusuf Mire Seeraaar oo ka tirsan Barlamaanka Somalia horeyna u ahaa Hogaamiye ka arrimin jiray gobolada Jubbooyinka ayaa maanta ka hadlay xaalada suuqa

Warkii oo dhan

Ciidamo Ethiopian iyo Soomaali ah oo mar kale galay degmada Diinsoor.

Wednesday - Feb 27, 2008

Wararka naga soo gaaraya degmada Diinsoor ee gobalka Bay ayaa sheegaya in maanta mar kale ay degmadaasi soo galeen ciidamo Ethiopian iyo Soomaali iskugu jira. Ciidamadaan

Warkii oo dhan

Xisbiga Mucaaradka Kenya oo qaban qaabinaya dibadbax nabadeed oo Nairobi ka dhaca.

Wednesday - Feb 27, 2008

Iyadoo xisbiga mucaaradka ah ee dalka Kenya ee ODM ay horaan u sheegeen in hadii aan si dhaqsi ah loo soo afjarin khilaafka u dhexeeya dowladda iyo mucaaradka ay

Warkii oo dhan

Nin Ganacsade ahaa oo lagu dilay Dhuusa Mareeb.

Wednesday - Feb 27, 2008

Magaalada Dhuusa Mareeb ee xarunta Gobalka Galgaduud waxaa xalay ka dhacay dil loogu geystay nin ganacsade ahaa oo aad looga yaqaanay magaaladaasi.Ganacsadahaan

Warkii oo dhan

Mas'uuliyiinta ugu sareysa DF oo gaaray Baydhaba.

Wednesday - Feb 27, 2008

Aroornimadii saaka ayay magaalada Muqdisho ka duuleen saddex mas'uul ee ugu sareysa Dowlada KMG ah kuwaaso gaaray magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay. Madaxweyne

Warkii oo dhan