Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Sunday, 27 April 2025

Xadiiska Maanta .. Maskaxda Caafimaad Qabta Waa Maskaxda ILaalisa Dhaqanka Kana Fogaata Dhaqan Shisheeye

Saturday - April 26, 2025





Rasuulka Allah (SCW) wuxuu yiri: " Waxaad dabageli-doontaan dhaqamada dadkii idin ka horeeyey Taako Taako iyo Dhudhun xataa haday God Abeeso galaan waad ka daba galeysaan"

Kadib Asxaabta Rasuulka (RC) ayaa ku yiri " Rasuulkii Allow ma Yahuud iyo Nasaara baa kuwa aan daba galeyno?. Markaasi Ayuu Rasuulka (SCW) Yiri: Oo Haddaa Yaa Kale ?

Hadaba Waa in aan iska ilaalina inaan dhaqan-keena iyo akhlaaqdeena wanaagsan ee Islaamka ah ku bedelno inagoo ku daynayna dhaqamo shishiiye oo diinteena ka hor imanaya