Biyo Sacabadaada Lagaga Dharga Taaso Ka Tarjumeysa Inaad Wax Qabsato Oo Aanad Cid Kale Wax Ka Sugin .. Midawga Afrika Oo Sheegay In Aan Wax Lacag Ah Loo Haynin Ciidanka Midawga Afrika Ee ATMIS
Friday - April 25, 2025
Guddoomiyaha Midowga Afrika oo ka hadlaya shirka Kampala ee dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya, ayaa si cad u sheegay ineysan wax dhaqaalo ah u hayn ciidanka midowga Afrika ee ATMIS.
Dowladda Somaliya ayaa waqti iyo xoogba ku bixisay sidii Mushaar loogu heli-lahaa ciidanka nabad ilaalinta u jooga Somaliya, balse Mareykanka oo ah qaaraan-bixiya ugu badan ayaa si cad u diiday inuu wax dhaqaale ah bixiyo.