Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Wednesday, 22 January 2025

Waa Maalin Jimce ILaahay Hayna Waafajiyo Kheyr-keeda Iyo Barakada Ay Leedahay .. Rasuulkeena Maxamed SCW: Haddi Talada Loo Dhiibo Cid Aan Ehel U Ahayen Saacada Qiyaamaha Filo

Thursday - November 14, 2024




Xadiis Uu imaam Bukhaari soo saaray oo u ka wariyey Saxaabigi Cabqariga ahaa Ee Abu-Hureyra, wuxuu inugu sheegay in iyado oo Rasuulki Maxamed CSW u hadal ujeedinaayo Qaar ka mida Asxaabtiisa, ayaa waxaa goobti yimi Nin Reer baadiya ah oo halki su'aal ku Yiri: Rasuul Allow Waa Goorma Saacadu, Oo Micnaheedu Yahay Gormaa Saacadu Dhaceysa, Amase Gormaa Dunida La Duubaya

Rasuulki SCW, markiiba uma jawaabin, balse hadalkiisi uu jeedinaayey Saxaabadiisa ayuu si watay, hasa ahaate Asxaabti warka Rasuulka Dhageysaneysay qaar ka mida waxay u qaateen in Su'aasha ninka reer Miyiga ah usan Rasuulku maqlin.

Muddo Kadib-se iyo marki U Rasuulki CSW u hadalkiisi u dhameeyey Saxaabadi ayuu inta soo jeenstay Yiri: Mee Ninki Saacada i Weydiiyey .. Ninki Reer Miyiga Ayaa Yiri : Waa i Kan Rasuul Allow.

Rasuulki CSW, oo Su'aashaas ka jawaabaya wuxuu Yiri: Haddi Ay Dayacnto Amaanada Saacada Filo .. Ninki  Reer Miyiga oo markale hadlay wuxuu yiri: Rasuul Allow Sidee ayey U dhayac-meysa Amaanadu?  .. Rasuulki SCW oo Ka Jawaabay Wuxuu Yiri: Haddi Talada Loo Dhiibo Cid Aan Ehel U  Ahayen Saacada Filo

 Rasuul Allow Waa Goorma Saacadu oo Micnaheedu yahay Gormaa Saacadu dhaceysa Amase Goormaa Dunida La Duubaya. 

Rasuulka SCW, Markiiba uma jawaabin ee hadalkiisi ayuu si watay, oo asxaabti dahagasaneysay qaar waxay u qaateen in Uu su'aasha ninka reer baadiyaha usan maqlin .. Muddo kadib iyo markii u Rasuulki CSW hadalkiisi iyo Sharxaadiisi dhameeyey ayuu yiri: Mee Ninki Saacada ii weydiiyey. Ninki wuxuu ugu jawaabay "Waa i Kan Rasuul Allow.

Rasuulki CSW, oo ninki u jawaabaya wuxuu yiri: Haddi Ay Dayanto Amaanada, Saacada Filo" Ninki oo hadal ku celiyey Rasuulka Wuxuu Yiri: Sidee Rasuulow u dayac-meysa Amaanadu?

Rasuulki SCW wuxuu ugu jawaabay oo yiri: Haddi Talada Loo Dhiibo Cid Aan Ehel Ahayen Saacada Filo !!!