Noo Siyaadi Nuurka
Subxaanow Na Bixi
Sag-Saag Xaakima Eebow Naga Dhawr
Mulkigaaga Na Siih
Raxmadaada Soo Laab
Nagu Saacid Malaaigta
Sabre Yuu Sal-Fududaan
Sayid Yuu Slave Noqon
Somali Yaa La Gaaleyn
Na Sife ILaahow
Eebow Islam Wacan Naga Yeel
Xaqu Haddu Soo Dago Baadilkaa Saxuuqme
Naga Sarif Rabow Sixir
Eebow Ducada Yeel Maanta Waa Kula Dul-joognaaye
Dad Na Jecel Qaraabiyo Xigaal ima daryeelane
Deg-Deg Su'aasha Rabow Dawga Nogu Tosi