Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Wednesday, 15 January 2025

Waagi Beryaaba Waayo Leh .. Cabsi Soo Wajahday Dadka Isticmaala Gawaarida HYUNDAI Iyo Sababta

Monday - Feb 14, 2022




Shirkadaha gawaadhida ee Hyundai iyo nooca Kia ayaa u sheegaya mulkiila-yaasha ku dhawaad ​​500,000 oo macaamiisha baabuur-tooda ah inay ka fogeeyaan guryahoodaa maadaama oo ay jirto cilad sababi karta inay iskood u gubtaan.

Shirkadaha baabuurta ee Hyundai iyo Kia oo laga leeyahay dalka Kuuriyada Koonfureed waa shirkado aad isugu dhow waxayna wadaagaan injineero badan oo noocyo kala duwan ah .. Hyundai Motor Group ayaa saami dhaqaale ku leh shirkada baaburta ee Kia

Si kastaba ha ahaatee, Maraykanka, waxay u shaqeeyaan sidii laba shirkadood oo kala duwan oo kale.