Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 4 May 2024

WARARKA MAANTA

Xuurkii Iyo Waraabihi Waamo Oo Duceeyey Markii Ay Si Hagar La'aan Ah Uga Harqadeen Meydkii Hanadada

Friday - August 22, 2008

Kisimaayo: Warar kala duwan oo ila kala duwan ka soo baxay, ayaa tibaaxaya in gacan ku haynti magaalada kisimaayo ay iminka loo badinayo iney

Warkii oo dhan

Jimcaha iyo Baraarujinta Maanta " Quusta Waa Geerida Nolosha Ku Timaada" By Sheekh Mustafa Haarun

Thursday - August 21, 2008

Johannesburg, South Africa: Sheekh Mustafe Ismaaciil Haaruun oo ka mid ah culumida Soomaalida ee Qarnigan ugu-caansan ayaa booqasho diimeed oo 10 maalmood ah ku

Warkii oo dhan

Col. Barre Oo Maanyada Mawjad Dhiiga Ku Caseeyey Kdib Markuu Quus ka istaagay Shabaab Xiimaya

Thursday - August 21, 2008

Kismaayo: Warar kala duwan ayaa naga soo gaaraya magaladda kismaayo oo sheegaya in bryahaan xiisadii colaadeed ee halkaas ka taagneyd ay ugu dambeystii ku soo

Warkii oo dhan

Cabdulaahi Yuusuf Iyo Nuur Cade Oo Diiday Isu-Tanaasul, Nasteexo Iyo Horumar Heshiis

Wednesday - August 20, 2008

Adis ababa : Wararka illa xalay ka soo baxayey Adisababa cariga itoobiya oo la xariira wada hadalkii u dhexeeyay masuuliyiinta sare ee dowladda federalka

Warkii oo dhan

Madaxwene Cabdulaahi Oo U Duday Sidii Cir Habqamay Iyo Mr.Zenawi Oo Ku Diqsamay Warka Generaladiisa

Monday - August 18, 2008

Adisababa, Mogadisho, : Wararka iyo xuuraanka ka soo baxaya magaaladda Adisababa iyo Villa Somaaliya lana socda buuqa siyaasadeed ee ka dhex aloosan

Warkii oo dhan

Markii Sadexaad Oo Ay Shirayaan Madaxda Dawladda KMG

Monday - August 18, 2008

Addis Ababa: Warar xogogaal ah oo naga soo gaaraya magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in Madaxda Dowladda KMG ee Soomaaliya kulamo lagu doonayo

Warkii oo dhan

Dayax Madoobaad Si Weyn Looga Arki-doono Caalamka

Sunday - August 17, 2008

Science yahanadda cilimi falaka ama xiidigeeska ayaa sheegay in caawo lagu wado in uu dayaxo madowbaado kaas oo intabadan dhaca, sida ay sheegaan Seenisyahannada

Warkii oo dhan

Gudiyo ka Socda Dawladda KMG Iyo Xubno Ka Tirsan Mucaaradka Oo Shir Uga Socdo Jabuuti

Saturday - August 16, 2008

Jabuuti : Sida wararka ka iimaanaya jabuuti ay tilmaamayaan, in maanta Magaalada Jabuuti uu ka furmidoono shir weynihii dib u heshiisiin ee wajagiisa sadexaad oo

Warkii oo dhan

Jimcaha Iyo Baraarujinta Maanta: " Islaamka Iyo Toosinta Suluugyada Umada

Thursday - August 14, 2008

Marka laga hadlayo suluukiyaadka ama akhlaaqiyaadka dadka waxaa lagama maarmaan ah in loo eegaa hadba waxa insaankaasi aaminsan yahay waa ayoo waxaa jira wax aan

Warkii oo dhan

Cabdulaahi Yuusuf, Aadan Madobe Iyo Nuur Cade Oo Laga Casumay Adis Ababa

Thursday - August 14, 2008

Mogadisho : Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axmed iyo Raysalwasaarihiisa Nuur Xasan Xuseen ayaa la sheegay saacadaha soo socda

Warkii oo dhan

90 Xildhibaan ka Badan Oo U Soo Gudbisay Gudoomiyaha Baarlamaanka Mooshin Ka Dhan Ah Nuur Cade

Wednesday - August 13, 2008

Baydhabo : Wararka ka naga soo gaaray magaalada baydhabo ayaa sheegaya in Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ay hadda wadaan dhaqdhaqaaqyo saameyn ku yeeshay khilaafka

Warkii oo dhan

Geesigii Tilmaana Mr.Butin Oo Sidi Aar Libaax Ooda Soo Jabsaday Iyo Bush Oo Calaacalkii Ka Dhamaaday

Monday - August 11, 2008

Wahiintoon, Moskow : Natiijada dagaaladda kadiska ah ee ka dhex aloosmay labada dhinac ee Ruushka iyo Gorgiya ayaa masuullinta Mareykanka iyo reer

Warkii oo dhan

Ciidamada Sirdoonka Dawladda Bakistaan Oo Baaris Awgeed Xabsigooda Ku Haya Dhallinyaro Soomaaliyeed

Monday - August 11, 2008

Islamabad: Bishan 9keedii laba cisho ka hor ayaa waxaa ka dhacay dalka pakistan gaar ahaan magaalada islamabad caasimada u ah dalka pakistan, in la wayaay dhalinyaroo

Warkii oo dhan

Awgii Mudulood Xaaji Cabdi iimaan Oo ka Badbaaday Isku Day Dil

Sunday - August 10, 2008

Mogadisho: Wara laga soo xigtay odayaasha dhaqanka mudulood qaarkood, kuna xiran Xaaji Cabdi iimaan Cumar ayaa shaaca ka qaaday in la qabtay rag u socday

Warkii oo dhan

Dagaalkii Oo Xoogeystey Iyo Ruushka Oo Ka Go'an Inu Dawladda Gorgiya Xukunka Ka Tuurto

Saturday - August 9, 2008

Moskow: Wararkii ugu dambeeyey ee laga soo xiganayey dagaalka ka dhex socda Raashka iyo Gorgiya ayaa sheegaya in ciidamada Russia Iyo kuwa Georgia u

Warkii oo dhan