Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 3 May 2024

WARARKA MAANTA

Gaashaanbuurta NATO Oo Ka Hortagtay Shufto-badeed Soomaali Oo Damacsaneyd Iney Geysato Afduub

Wednesday - June 3, 2009

London- Ciidamadda Badda ee Wadanka Maraykanka ayaa waxay sheegeen in Ciidamadda Wadanka Ingiriiska iyo Spain ay Hubka ka soo dhigeen Kooxo Burcad Badeed ka dib

Warkii oo dhan

Dawladaha IGAD Iyo Qaramada Midoobay Oo Ku Heshiiyey In Al-Shabaab Sidi Hilib Baruura Loo Karkariyo

Tuesday - June 2, 2009

Muqdisho- Waxaaa jira tilaabooyin iyo abaabul Balaaran oo ay qayb ka yihiin Dawladaha Gobolka Geeska Afrika oo looga hortagayo Dhaq-dhaqaaqa Al-shabaab

Warkii oo dhan

Geesigi Talaabadiisa Xarago Ku Tamashleyn-Jiray Ee Mr. Butin Oo Mudaharaad Lagu Xag-Xagtay

Monday - June 1, 2009

Moscow:Ciidamada Sirdoonka ee wadanka Ruushka ayaa sheegay inay xabsiga dhigeen 50 qof oo ku guda jiray fadqalalo iyo mudaaharaad ay samaynayeen dad ka

Warkii oo dhan

Kooxo ka Tirsan Al-Shabaab Oo Isu Dhiibay Maamulka Soomaaliland

Sunday - May 31, 2009

Hargeysa: Sida la xaqiijiyey Dhallinyaro u dhalatay cariga Somaliland, oo hore uga tirsanaa ciidamada kooxda Al-Shabaab, ayaa la sheegay inay toddobaadkan isu soo

Warkii oo dhan

Kontorolka Afgooye Oo Lagu Qabtay Koox Dhalinyaro Ah Oo U Afdooban Al-Shabaab

Sunday - May 31, 2009

Muqdisho- War laga soo xigtay Taliyaha Ciidanka Bilayska ee Dawladda Sheekh Shariif ayaa sheegay inay qabteen koox dhalinyaro ah oo sida ay sheegeen laga soo

Warkii oo dhan

Ha Ku Daayo Caashaqu...Qaraamigi Midnimada iyo Nicmadi Yaman Oo Ku Socota Fal-Falxumadi Soomaaliya

Friday - May 29, 2009

Yamen-Sanca: Huruuf, Calaacal, Guubaabo, Dhiilo iyo Xiiso Colaadeed oo lagu maleegaayo shiqoolo xagaldaacsan oo ah in Konfurta Yamen Ee

Warkii oo dhan

Fadiila Al- Digtoor Sh.Shuceyb Iyo Casharkii Baraarujinta Jimcaha " Cagaarshooga Ama Jaundice"

Thursday - May 28, 2009

Asalamu Aleykum, Waxaan ku bilaabayaa baraarujinta Jimcahan Magaca Allah iyo Saliga Suubanaha Maxaed N.N. Korkiisa ha ahaato, wuxuu ku saabsan yahay Guud ahaan Cudurada

Warkii oo dhan

Maamulkii SarakiishaTalineysey Ee Dalka Mexico Oo La Wada Xirxiray Darooga Awgeed

Wednesday - May 27, 2009

Mexico: Dawlada Mexico ayaa sheegtay in ay xbsiga u tabaxeen Saraakil sar sare oo ka tirsan Xukumada Dalka. Tirada Saraakiisha ee la xiray aya dhan 27-qof

Warkii oo dhan

Taliyaashi Ciidamada Itoobiya Oo Iney Muslin noqdeen lagu Eedeeyey iyo Baadariyaashi Oo

Wednesday - May 27, 2009

Baadari Itoobiyaan Oo Muslimay Oo ka Waramaya Sheekadiisa        Sunday, 22 March 2009  Afar iyo Toban baadari oo u dhashay

Warkii oo dhan

Warbixin Laga Diyaariyey Zanjabiisha Waxtarkeeda Xaga Caafimaadka By Hersi Osman

Tuesday - May 26, 2009

Waxaa markii u horeysey si qayral caadi ah ugu fidaya isticmaalka Sinjibiisha Wadamada Reer Galbeedka, inkasta oo mudo boqolaal Sano ah si joogto ah looga isticmaali

Warkii oo dhan

Geesigi Horkacay Nabada... Abwaan Hadraawi Oo Lagu Sooray Liiska Dadka Caanka Ka Ah Dunida

Monday - May 25, 2009

Geesigi U Dhiidhiyey Nabada... Sharka Iyo Kheyrka kala Carbaabay... Qaaday tilaabooyin Digtoon... Afka ma Daboolin... Dhawaaqiisa waa Garanaya Ruuxi Dhiig Leh...Abwaanka

Warkii oo dhan

Xoogagi Sh.Sharif Oo Dagaalka Ku Bar-bariiqday Iyo Obama Oo U Dibin-Ruugay Shababka Kibirku U Baaqay

Sunday - May 24, 2009

Mogadisho :Ciidamada Maamulka Sheekh Shariif oo isugu jira kuwii Maxaakiimta iyo kuwii hogaamiye kooxeedyada ayey dagaal la galeen Mucaaradka , waxaa durbadiiba

Warkii oo dhan

Dagaalo Naflacaari Ah Oo Lagu Khasaaray Iyo Dhinacyada Hardamaya Oo Faan Isku Rogay

Friday - May 22, 2009

Dagaalkii doc ka weerarka shalay Iyo Saaka ka bilawday Muqdisho oo sii laba kacleeyey,waxaana goor dhow dib u soo laba kacleeyay Ciidamadii Dowladda oo

Warkii oo dhan

Fadiilat Al- Digtoor Sh. Shuceyb Iyo Casharkii Baraarujinta Jimcaha " Xanuunka Wadnaha"

Thursday - May 21, 2009

Asalamu Aleykum, Waxaan ku bilaabayaa magaca Allah weyne, iyo saliga Suubanaha N.N.K. ha ahaato. Baraarujinta Jimcahan wuxuu ku saabsan Yahay: Xanuunada Wadnaha. Xanuunada

Warkii oo dhan

Dhakafaarka Hawlgalada Al-Shabaab Iyo Falalka Argagaxa Ay Sameeyaan

Wednesday - May 20, 2009

War Bixin Xiiso Leh....Al-shabaab Waa Afo Fir Siloon Oo La Oran-karo Waxaa Iska-dhalay: Dawlad La’aan, Saboolnimo, Qabiil Iyo Al-Qaacida oo Salaan Ka Soo Dhigatay

Warkii oo dhan