Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 3 May 2024

WARARKA MAANTA

Ciidamada AMISOM Oo Dibada Uga Soo Baxay Qasriga Iyo Sh. Shariif Oo Raba Inu Badasho Hooyigiisa

Sunday - July 5, 2009

Mogadisho: Ciidamada AMISOM ee difaaca u ah Dowladda KMG ayaa banaanka hore ugu soo baxay Xarunta Madaxtooyada ee ay ku sugnaayeen, kadib markii xoogaga mucaaradka

Warkii oo dhan

Nimankii Dafiray Kitaabka Oo Lagu Wado Iney Qaataan Qawlki ILaah Iyo Xeerkii Abu-Qaasim CSW U Dhigay

Friday - July 3, 2009

Hogaamiyaashi Mareykanka Macatabyada Xirnaa Ee Horay U Dafiray Kitaabka Alle Oo Maanta Ay Soo Gaartay Xili Lagu Wado Iney Qaataan Qawlkii ILaah Iyo Xeerkii

Warkii oo dhan

Muslimiiinta mareykanka

Friday - July 3, 2009

  google_protectAndRun("ads_core.google_render_ad", google_handleError, google_render_ad); Muslimiinta Maraykanka Oo 100,000 oo Kitaabka Quraanka

Warkii oo dhan

Fadiilat Al-Digtoor Sh. Shuceyb Oo Maanta Casharkiisa Ku Eegaya" Mucjisooyinka Quraanka Lagu..."

Thursday - July 2, 2009

Fadiilat Al- Digtoor Shiikh Shuceyb Oo Maanta Casharkiisa Baraarujinta Jimcaha Ku Eegaya  Mucjisada Quraanka Kariimka Ee Casrigaan Iyo Kuwi Ka Horeeyaba...

Warkii oo dhan

Odayaal Beesha Daarood Oo Wada Abaal Ay Ugu Gar Naqaan Shiikh Aweys Iyo Shiikh Shariif

Thursday - July 2, 2009

Garta Xeer-beegti iyo Xeerarka Soomaalida Mawduucan waxa qoray soona ururiyay Cabdi Maxamed Xirsi (C/Salaan Caara-dhuub) oo ah nin dhaqanyahan ah isla markaana

Warkii oo dhan

Dilkii Dhacay Iyo Diifti Kala Gaartay Falki Dagaal Ay Sameeyeen Shalay Biiqyadi Ku Nishaab-bartay...

Wednesday - July 1, 2009

Dilkii Dhacay Iyo Diifti Kala Gaartay falki Dagaal Ay Sameeyeen Shalay Biiqyadii Ku Nishaab-Bartay Hooyooyinka Caruurtiina Agoonteeyey irdihi Gargaarkana Ood

Warkii oo dhan

Sacuudiga Oo U Baaqay Dawladaha Khaliijka Isagoo Ka Digaya Burcadeeda Soomaalida

Wednesday - July 1, 2009

Dowladda Sacuudi Arabiya oo Ugu Baaqday Wadamada Qaliijka Inay Iska Kaashadaan La Dagaalanka Burcad Badeeda Soomaalida.   Dowladda Sacuudi Arabiya ayaa waxaa

Warkii oo dhan

Culimadi Sayniska Talyaaniga Ee Jaamacada Pavia Oo Qu'raanka Ka Helay Mucjiso La Yaab Leh

Tuesday - June 30, 2009

Saynisyahano Talyaani ah oo ka tirsan jaamacada University of Pavia daah furay mucjiso la yaab leh oo ay ku arkeen quraanka kariimka oo ah in dhagaysiga Qur'aaka

Warkii oo dhan

Afawarqi: Obama Hubka U Geeyey Soomaaliya Oo Si Kordhinaaya Shaqaaqada Ka Jirta Geyigaas

Monday - June 29, 2009

Asmara: Dowlada Eritrea ayaa si kulul u cambaaraysay maamulka madaxweyne Obama,Hubkii Uu Siiyey Dowlada Sheekh Shariifka... Dowlada Eritrea ayaa ku eedaysay

Warkii oo dhan

Booqashada Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole Iyo Dhambaal Furan Oo Ku Wajahan

Sunday - June 28, 2009

Minneapolis- Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Faroole madaxweynaha Maamulka Puntland iyo wafdi u hor-kacyo ayaa booqasho martiqad ah ku soo gaaray cariga mareykanka gaar

Warkii oo dhan

Xubnaha Tob-ka Sare Ee Ururka Xisbul Islaam Oo Is Haya...Oday Aweys Oo Ka Gubtay Kuwa Qarax Geystay

Friday - June 26, 2009

Mogadisho: Xubnaha Sar-sare Ururka Xisbul Islaam ee ka mid ah kooxaha dhirbaaxyada ku haya Dowladda KMG ayaa qarka u saaran inay labo garab u kala

Warkii oo dhan

Fadilat AL-Digtoor Sh.Shuceyb Iyo Safarkisi Xaramka Barekeysan Ee Zam-Zamka Qabow Ka Soo Duulaan

Thursday - June 25, 2009

Baraarujinta jimcahan waxaan ku bilaabayaa magaca Allah iyo saliga subanaha N.N.K. ha ahaato aniga oo kaga hadlayaa safar aan ku tegay Makkah si aan u guto cumro

Warkii oo dhan

Soomaaliland Oo Diiday Iney Ka Qaybgasho Shirka USA- Washinton... Xigasho Hadhwanaag

Wednesday - June 24, 2009

Washington-(BNN/HWN)-Labada gole ee ugu awoodda badan dalka maraykanka ee loo yaqaano Congress-ka waa Senateka iyo golaha Congresska ayaa ku martiqaaday dood ka

Warkii oo dhan

Wiilkii Shabaabka Isku Qarxiyey Baladweyne Oo Faafaahin Dheeraada Laga Helay

Tuesday - June 23, 2009

Mogdisho-Washinton: warar laga soo xigtay ilo loo qaateen ah ayaa cadeeyey in wiilki dhalinyarada isku maqiiqay qarxi Baladweyne Maxamed Deerow "Zubeyr" uu

Warkii oo dhan

Obama Wixi Guul Iyo Xoog U Dunida Guudkeeda Ku Lahaa Oo Maanta Ku Tijaabiyey .......

Monday - June 22, 2009

Washinton: Dul aan waxba galabsan oo gawda lagu hayo waa godob iyo dacwad aan hareyn....Hay`ad u dooda xuquuqda xaywaanada oo lagu magacaabo (Beyta) ayaa caro

Warkii oo dhan