Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 18 May 2024

WARARKA MAANTA

Caalim Shiikh Shuceyb Oo U Garnaqay Nin Iyo Naftiisa

Thursday - August 26, 2010

Waxaan deg deg jeer ku liqay, maxay shishe ii damqeenkashayda dalooshadeen, muxuu hadba shay daligandareensigu soo tuf yiri ... xikmad Hadraawi. Nafteyda ma

Warkii oo dhan

Dagaal Ogahi Hitler Oo Hido- Sidihii Dhiigiisa La Mid Noqday Dhiiga Somaalida Iyo Yahuuda

Wednesday - August 25, 2010

Hogaamiye dagaal-oogihii Yurub Ee Hitler Ayaa Baaritaan Lagu Sameeyey Hido-sidihii dhiigiisa La mid Noqdey Dhiiga Soomaalida, Barbaariyiinta Waqooyiga Afrika iyo

Warkii oo dhan

Xusuusta Qabriga Iyo Aakhiro, By Saeed Omar

Saturday - August 21, 2010

Hadii dunida lagu waaraya nabi mohamed NNKH aya loo deen laha ruuxada macan Nebigu wuxuu jiranaa 18 maalmood oo ay Asxaabtu booqanayeen Xanuunkiisa, Xanuunkii ugu

Warkii oo dhan

Qiisadi Taariikheed Asxaabigii Weynaa Ee C/raxmaan Bin Cawf

Thursday - August 19, 2010

Fiiro Gaar ah: Maanta oo kale Jimco waa maalinti aan uga baranay casharada uu bixin jiray Shiikh Shuceyb sidaa darteed ma daama Uu soonka dartii u cududaartay

Warkii oo dhan

Ictiraafka Dibada Mayaalo Ee Wuxuu Yaala Gondaha Somaliland .. Sidaa Waxaa Yiri Prof. Ismacil Buubaa

Thursday - August 19, 2010

Md. Ismaaciil Maxamuud Hure (Buubaa), oo ah siyaasi reer Somaliland ah balse aaminsan mabda’a federaalka, ayaa sheegay in aqoonsiga Somaliland uu yaalao gondaheeda,

Warkii oo dhan

Xamse Riraash Oo Gabay Ka Tiriyey Fadliga Ramadaanku Leeyahay

Sunday - August 15, 2010

Waa bil cibaado ah Anbiyadu duceyso ... Alaha na gaarsiiyo fadliga ay leedahay biisha Ramadaan. Waxaan halkaan ka akhrisankar-taan Gabay Uu Hamsa Riiraash ku cabiraayo

Warkii oo dhan

Mucjisada Quraanka ... Iyo Digtoor Shiikh Shuceyb

Wednesday - August 11, 2010

Waxaan ku bilaabayaa magaca Allah iyo saliga subanaha N.N.K. ha ahaato,  waxaan si rasmi ah u guda galnay Arbacadii 11/08/2010, bisha barakeysan ee Ramadan,

Warkii oo dhan

Madaxweyne Obama Oo Yiri Xal Yaan Laga Sugin Somaaliya Beri Iyo Saadambe

Sunday - August 8, 2010

Madaxweynaha Maraykanka oo ka hadlayay kulan uu la yeeshay hogaamiyaasha mustaqbalka ee qaarada Afrika (Young African Leaders Forum) oo ka dhacay Aqalka Cad ee Maraykanka

Warkii oo dhan

Musharax raba Inu Xilka Kala Wareego Madaxweyne Shiikh Shariif Oo Olole Ka Wada Cariga Mareykanka

Sunday - August 8, 2010

Musharax doonaya inuu noqdo Madaxweynaha Somalia ayaa tagay magaalaad St. Cloud ee Gobolka Minnesota, isaga oo doonaya inuu soo jiito taageerada bulshada Soomaalida

Warkii oo dhan

Shiinaha Oo Sameystay Gantaalo Ka Yaabiyey Mareykanka

Sunday - August 8, 2010

Xukuuumada Dalka Shiinaha ayaa sameenaysa Gantaalo soo afjaraya Awooda Maraykanka ee dhinaca Badda sida ay xaqiijiyeen khuburo darsaysa gantaalaha cusub ee Shiinaha. Gantaalahan

Warkii oo dhan

Xildhibaanadi Laga Eryey Parlamaanka Puntland Oo Ku Biiray Jabhada SSC

Friday - August 6, 2010

Waxaa Magaalada Buuhoodle ee Xarunta gobolka Cayn ee dawlada Puntland si weyn loogu soo dhaweeyey Sadex Mudane oo katirsanaa Golaha Wakiilada ee Puntland oo Todobaadkii

Warkii oo dhan

Waa Casharki Joogtada Ee Jimcaha Iyo Mu'dinki Xaq Sheega U Caan Baxay Al-Digtoor Caalim Sh.Shuceyb

Thursday - August 5, 2010

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan

Shakiga Ethiopia Ay Ka Qabto Dawlada Madaxweyne Siilaanyo Xage Buu ka Dhashay, By harbi Gurmad

Wednesday - August 4, 2010

Wararka Somaaliland ka soo shaac baxaya ayaa sheegaya inay Ethiopia saluugsantahay xubno ka mid ah dawlad cusb ee Madaxweynaha la doortey soo dhisay. Waxaana

Warkii oo dhan

Tuug Hoteel Uu Dhacay La Soo Hadlay Oo Ka Cawday Inaanay Lacg Badan Oolin Marku Xadahayey

Tuesday - August 3, 2010

Nin Tuug ah oo Hubaysan ayaa dhacay Hoteel ku yaal Magaalada Atlanta Mar ay ahayd maalin Sabti ah, isagoo qori ku qabtay ilaaliyaha Hoteelka kadibna dhacay

Warkii oo dhan

Ururada Mucaaradka Dawlada Eritereya Oo Uu Shir Uga Furmay Adis Ababa

Monday - August 2, 2010

Adis Ababa: Guud ahaan ururrada ku kacsan xukumadda Eriteriya ayuu shir ballaadhan uga furmay magaallada Addis Ababa, kaasoo ay kaga arinsanayaan sidii isbadal dimoqradiyadeed

Warkii oo dhan