Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

WARARKA MAANTA

Taliyaha Ugu Sareeya Boliska Aduunka Ee Interpool Oo Facebook-giisi La Jabsaday

Monday - September 27, 2010

Ficilada tuugada iyo burcadnimada ka taagan Internet-ka ayaa mareysa heerkii ugu sarreysay waxaana muuqanaysa inaanay kooxaha la magac baxay Burcad Internet-ka cafineyn

Warkii oo dhan

Subxaanallaah: Shini Khamri Dhuuqday Oo Lagu Xukumay In Lugaha La Gooyo

Sunday - September 26, 2010

Mucjisooyinka illahaay noole kastaba wuxuu leeyahay hanaan iyo iyo is-afgarasho uu rabigeen u hibeeyay oo ay ku maareeyaan noloshooda iyo jiritaankooda .. hadaba

Warkii oo dhan

Taliye Ku-Xigeenkii Xarakada Al- Qaacida Bariga Afrika Cumar Cawad Oo La Qabtay Sir Culusna Bixiyey

Friday - September 24, 2010

Wararka aan helnay ayaa sheegaya in Taliye ku-xigeenka Shabakadda Al-Qaida ee Bariga Africa dhinaca Al Shabaab u qaabilsanaa xiriirka iyo fulinta howlaha bariga

Warkii oo dhan

Wa Barnaamijki Sh.Shuceyb Maanta U Furdaaminaayo Cali Asad "15-ka Ciqaab Ay Leedahay Salaad La'anta

Thursday - September 23, 2010

Waa Barnaamijki Casharkii Maalin Walba Jimcaha Ee U Ku Caan Baxay Furdaamintiisa Mu'dinki Xaq Sheega Al- Digtoor Caalim Shiikh Shuceyb .. hadaba Maanta Waxaa

Warkii oo dhan

Qaramada Midoobay Oo Dawlada Sh. Shariif Ku Amartay Iney Wada Hadal La Gasho Somaliland Iyo Puntland

Wednesday - September 22, 2010

New York: Source Ogal: Qaramada Midoobay, ayaa soo saartay qoraal ay kaga hadashay xaalada waqtigan ee Soomaaliya. Qoraalkan oo uu 16 bishan golaha Amaanka ee Qaramada

Warkii oo dhan

Yaa Badalaya Ra'isal Wasaare Ina Cabdi Rashiid .. Magacyada Raga Ugu Cad Cad, Leelkase Ma Ku Jira?

Tuesday - September 21, 2010

Ina Cabdi Rashiid waa is casilay kadib markii Shariif Sakiin u waan waan ka dhex sameeyey labada dhinac ee muranka dhex yiilay, koleyba Shariif Sakiin waa uu

Warkii oo dhan

Baadarigi Kutubtaan Gubi Yiri Iyo Shacabki Mareykanka Oo U Hilaacay Bililigda Diinta Islaamka

Monday - September 20, 2010

Washintoon : ila iyo waqtigi baadariga mactabka xiran ee Kiristanka ah uu sheegay inuu tacadi sameynaayo gubayo kitaabka Quraanka ah oo laga joogo laba

Warkii oo dhan

Dawlada Sweden Oo Xerada Dhadhaab Kenya Ka Qaaday 300 Oo Qoys

Sunday - September 19, 2010

Dowladda Sweden, ayaa billowday in ay dib u dajin u sameyso 3 boqol oo qoys oo ku nool xeryaha qaxootiga Kenya. 20 qoys oo ka mid ah qoysaska 3da boqol ah ee ay

Warkii oo dhan

Qorshe Uu Watay Axmed Cabdi-Salaam Oo Fashilmay

Sunday - September 19, 2010

Xigasho Wirwir .com : Shabakadda Islaamiga ee warbaahinta somalimemo ayaa faah faahin dheeri ah ka heshay qaabka loola wareegay Idaacadda Hornafrik oo kamid ahayd

Warkii oo dhan

Hooyo Oo Qudha Ka Jartay Laba Wiil Ay Dhashay, Dhaawacday Gabadhi Sadexaad

Sunday - September 19, 2010

Hooyo u dhalatay dalka Urdun ee Carbeed ayaa maanta qudha ka jartay laba Caruura oo ay dhashay halka mid sadexaadna ay dhaawacday, Hooyadaa oo uu qabay nin u dhashay

Warkii oo dhan

Madaxweynaha Ugandha Mr. Museveni Oo Ugu Baaqay Shiikha Qof Raba Jirin Inusan Noqon Seef La Bood

Friday - September 17, 2010

Nairob - Mogadisho - Kambala : Warar naga soo gaaray ilo kala duwan oo rasmi ahaantooda si fiican nalo ku xaqiijin ayaa tilmaamaya in Madaxweyne

Warkii oo dhan

Waa casharki Joogtada Ee Jimcaha Iyo Mu'dinki Xaq Sheega U Caan Baxay Al- Digtoor Caalim Sh. Shuceyb

Thursday - September 16, 2010

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan

Suuqa Kala iibsiga Xildhibaanada Dawlada Oo Meeshii Ugu Sareeysay Mareysa

Wednesday - September 15, 2010

Xigasho Dhacdo.com : Iyadoo khilaafaadka u dhaxeeya masuuliyiinta dowladda ay mareyso meeshii ugu dambeysay, ayaa waxay dhinacyada dowladda iska soo horjeeda ay

Warkii oo dhan

Qoobab ka Ciyaarka Siyaasada Socota Oo Faashil Shiikh Shariif Lagu Afgambinaayo

Sunday - September 12, 2010

Nairobo- Mogdisho- Warar aan ka xiganay dhawr Nin oo xushmad ku leh siyaasada caalamka kana agdhaw fadhiyada dipolmaasiyada magaalada Nairobi, ayaa hadal

Warkii oo dhan

War-moogeTerry Jones Masaaxifta Kaniisadiisa Ku Najaasawday Sharciga Islaamku Waa Qaba In la Gubo

Friday - September 10, 2010

Wakaaladaha Wararka Ayaa illa maanta shaacinaayey in Baadariga kaniisada-yar oo ku taal gobolka Florida ee wadanka Mareykanka ee hore u shaaciyey inuu gubayo

Warkii oo dhan