Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Wednesday, 24 April 2024

WARARKA MAANTA

Afar Dumar Ah Oo Gawracay Ninkii Qabay

Wednesday - January 5, 2011

Bangaladash: Dumarka oo dabeecad ahaan iyo Caqli ahaanba kalla duwan ayaa hadana waxay ka mideysan yihiin ama isku raacsan yihiin in Ninku aanuu la guursan gabar

Warkii oo dhan

Wiil U Dhalay Boqorkii Hore Ee iiraan Oo Dhafoorka Xabad Isaga Dhuftay

Tuesday - January 4, 2011

War talaadadi ka soo baxay xafiis reer boqr Shaah u qaabilsanaa arimaha war-faafinta ayaa shir jaraaid ku cadeeyey in wiilki boqorki hore dalka iiraan Boqor Maxamed

Warkii oo dhan

100 iyo dheeraad Somaali Iyo Itoobiyaan Ah Oo Doon Kula Quustay Bada Yamen

Tuesday - January 4, 2011

Xukuumadda dalka Yemen ayaa sheegtay in boqo iyo dheeraad qof oo tahriibayaal ah una kala dhashay dalalka Soomaali iyo Itoobiya  ay ku dhinteen xeebaha dalka

Warkii oo dhan

Dawlad Dhufaan Ah .. Waa Dood Dhex Martay Daahir Riyaale Iyo Axmed Siilaanyo .. By Y. Omar Waceys

Tuesday - January 4, 2011

SIILANYO: Hadaa yaan ku wareerin Cawilee, dawladii waanigaa dhisay, qudhaanjow ku quuso, nin damac lahaa iyo mid  wax qoondaystayba wadadaan idhi cagta saar.DAAHIR:

Warkii oo dhan

Maxkamad Ku Taal Dalka Yeman Oo Xukun Dil Ah Ku Riday Nin Somaali Ah

Monday - January 3, 2011

Maxkamadda ku taalla dalka Yemen ayaa shalay ku xukuntay qof Soomaali ah dil, iyadoo saddexqof oo Yemeni-yiin ahna ku xukuntay min 25-sano oo xabsi ah, kaddib markii

Warkii oo dhan

Gudoomiye Gobol Korneyl Axmed Cali Salaad oo Qarax Lagula Eegtay Gaalkacyo

Monday - January 3, 2011

Gaalkacyo: Gaari uu watay Gudoomiyaha maamulka Buntland ee Gobolka Mudug Axmed Cali Salaad ayaa waxaa maanta qarax miino lagula eegtay gudaha magaalada Galkacyo

Warkii oo dhan

Maxed Siyaad Iyo General Salaad Gabeyre

Sunday - January 2, 2011

Waxaan marar badan la kulma dad uga hadla maxamed Siyaad siyaabo kala duwan oo qof waliba aad moodo inu ku cabiraayo sida ay dareenka jaceyl iyo naceyb reerkiisa

Warkii oo dhan

Boqortooyada Sacuudiga Oo Heshay Hubka Qunbulada Atomka Halista Ah Iyo Gantaaladi Xambaari-lahaa

Sunday - January 2, 2011

War lagu qoray shabakada "debkafile" oo daabicaadiisa ay hoos timaado hay'ada sirdoonka Israaiil ayaa sheegtay in dawlada israaiil ay murug iyo walaac ka hayso boqortooyada

Warkii oo dhan

Gabar Somaali Oo Meydkeedi Laga Helay Gaari Dhexdi Wadanka Norwey

Sunday - January 2, 2011

Norwey: Warsaxadeed ka soo baxay Booliska Degmada Torsken, oo ku taal Wadanka Noorwey ayaa lagu sheegay in gaari dhexdii laga helay Maydka Gabar looga shakisanyahay

Warkii oo dhan

Kala Wareega Sanadka Cusub Oo Mogdisho Ugu Baryey Dagaalo Ay Ku Naf Waayeen Labaataneeyo

Saturday - January 1, 2011

Mogadisho: Dagaalo iyo duqeymo xalay magalada Muqdisho ku dhexmaray ciidamada dowladda KMG Soomaaliya oo taageeraya kuwa AMISOM iyo AL Shabaab, xili guud ahaan caalamka

Warkii oo dhan

Bahda Shabkada Wararka Galdogob Times Oo Idin Leh Sanadkaan Sanadkiisa Ku Gaara Bash Bash Iyo Barwaa

Friday - December 31, 2010

Bahda Shabakada Wararka Galdogob Times Media ,Wuxuu akhriystayaashiisa meel kasta oo ay jooggaanba ilaahay uga baryeynaa in sanadkan sanadkiisa uu ku gaarsiiyo barwaaqo

Warkii oo dhan

Qofka Ka Taga Salaada Waxuu Leeyahay 15 Ciqaabood

Thursday - December 30, 2010

Xadiith saxiix ah oo Nabbi Muhammed lagawariyay (SCW) ayaa wuxuu leeyahay sidan:-Qofka ka tagaa salaada wuxuu leeyahay 15 ciqaabood,waxeyna kala yihiin sida hoos

Warkii oo dhan

Dalka Masar Oo Ka Carreysan Go'itaanka Koonfurta Sudan, Kuna Tilmaantay Cumar Bashiir Wax Matare

Thursday - December 30, 2010

Dalka Masar ayaa ku tilmaantay xukumada Cumar Bashiir taariikhda tii ugu xumeyd abid ee soo marta dalka Sudan, waxaana sidaa yiri Mustafa oo xubin sare ka ah xisbiga

Warkii oo dhan

Booliska Diinta ee Sacuudiga Oo Xabsiga U Taxaabay Nin Hooyadiis Gacan Iyo Madaxa Ka Dhunkaday

Thursday - December 30, 2010

Sacuudia:Booliska Diinta ee dalka Sucuudiga oo cadaadis badan ku haya dadka Sucuudiyiinta ah iyo kuwa ku nool dalkaa ayaa shalay Jeelka u taxaabay wiil dhalinyaro

Warkii oo dhan

Maxkamada Hargeysa Oo Ku Riday Xukun Diyaaradi Iyo Shaqaalihi Saarnaa Ee U Socotay Puntland

Thursday - December 30, 2010

Maxkamada Gobolka Hargeysa ayaa xukuno kala duwan ku riday diyaaradii sida lama filaanka ahayd ku soo fariisatay magaalada hargeysa oo sida lagu soo eedeeyey sidey

Warkii oo dhan