Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

WARARKA MAANTA

Madaxweynihi Tuunisiya Oo U Baxsaday Sacuudiga Markii God- kiisi Loogu Soo Galay

Saturday - January 15, 2011

Riyadh - Madaxweyne Zeynal Caabidiin Bin Cali ayaa xalay ku huleelay diyaarad khaas ah isaga oo la socdaan qaar eheladiisa, horay maalmo ka hor ayaa xaaskiisa magangalyo

Warkii oo dhan

Khilaaf Cusub Oo Ka Dhex Dilaacay Shiikh Shariif Iyo Shariif Shiikh Xasan

Thursday - January 13, 2011

Sidi caadada ahayd khilaaf cusub oo hor leh ayaa ka dhex dilaacay madaxweyne Shiikh Shariif iyo gudoomiyaha baarlamaanka .. Shiikh Shariif Axmed iyo Shariif Xasan

Warkii oo dhan

Madaxweyne Shiikh Shariif Oo Noqday Hogaamiyaha 4-aad Ee Ugu Xun Madaxda Afrika

Thursday - January 13, 2011

Majaladda East Africa Magazine ayaa soo saartay qiimeynteedii sanadlaha ahayd ee hogaamiyayaasha Africa, taasi oo lagu sheego kuwa ugu wanaagsanaa iyo kuwa ugu xumaa

Warkii oo dhan

Gabadhi Islaamka Iyo Culimada Jiirtay Ayaan Xirsi Oo Ka Laabatay Si Wadida Filimki No 2 Ee Fitnada

Wednesday - January 12, 2011

Naar-quutada Ayaan Xirsi oo ah gabar kasoo jeedaa wadanka Somalia ayaa sheegtay in ay dib uga laabatay sii wadida qaybaha 2 iyo 3  ee flim Islaamka sawir fool

Warkii oo dhan

Maraakiibti dagaalka ee mareykanka iyo Faramsiiska

Wednesday - January 12, 2011

عــ48ــرب \ وكالاتShabakada Debka ee qoraalkeeda hoos yimada sir-doonka Israaiil ayaa

Warkii oo dhan

Kooxda Al-Shabaab Oo Xadka Ka Talaabineysa Xoolihi Iyo Dadkii Dhaqan Jiray Ee J/ Hoose

Wednesday - January 12, 2011

Barakacii ku habsaday dadka Somaalida ah ee ku noolaa magaalooyinka, waxa ku soo biiray barakac iyo cidhib-tir ku jahaysan xoolo dhaqatadii Somaaliyeed ee ku noolayd

Warkii oo dhan

Hogaamiyihii Al-Shabaab Godane Oo Qarax Miino Ku Dhaawacmay Iyo Darawlki Oo Dhintay

Tuesday - January 11, 2011

Xigasho Diirad News - Hogaamiyaha ururka Alshabab Axmed Godane iyo kolanyo gaadiida oo galbineysay ayaa xalay lala beegsaday qarax miino dhulka lagu aasay, iyadoo

Warkii oo dhan

Dalka Ingiriiska Oo Markii Ugu Horeysay U Diray Khaliijka Markab Dagaal Oo Ka Ilaaliya Burcad-Badeed

Tuesday - January 11, 2011

London- Dalka ingiriiska ayaa u diray Gobolka Khaliijka Markab dagaal taasoo kasoo shaqeyndoonta khaliijka muddo lix billood ah, Markabkan ayaa dalka Ingiriisku

Warkii oo dhan

War Deg-Deg Ah Nin Hubeysan Oo Goor Dhow Dhacay Xawaalada Dahab-Shiil Qaybteeda Cabdalla Shideeye

Monday - January 10, 2011

Mogadisho: Niman ku hubeysan Bastoolado ayaa goor dhow dhac xoog leh u geystay Xawaalada Dahabshiil Laan ay ku Laheyd Suuqa Bakaaraha ee Cabdalla Shideeye, iyadoo

Warkii oo dhan

Afar Tababare Oo Qarka U Saaran In Shaqada Laga Eryo

Monday - January 10, 2011

London: Tababarayaasha kooxaha Liverpool, West Ham, Chelsea iyo Aston Villa ayaa wadnaha farta ku haaya ka dib markii ay dhaqaajin waayeen kooxooda,Waxaana mid walba

Warkii oo dhan

Saraakiil Ka Tirsan Ciidamadi Hore Oo U Ambabaxday Somaaliya

Saturday - January 8, 2011

Saraakiil isugu jira ciidamadi hore ee qalabka sida ayaa illa shalay ku si qulquleysey magalada Nairoobi kuwaaso ka kala imaanaya dalalka Kanada, Mareykanka iyo

Warkii oo dhan

Dawlada Yaman Oo Albaabada U Laabeysa Xabsi Dumar Oo Ay ku Jiraan Qaar Habllo Somaali Ah

Friday - January 7, 2011

Sanca: Dawladda dalka Yemen, ayaa ka fikireysa sida ugu habboon oo loo maaraynayo 482 haween ah oo ku jira xabsi haweenka gaar u ah, kaas oo ku yaala duleedka magaalada

Warkii oo dhan

Omar bashiir Oo Yiri Mashxarad, Dabaaldag iyo Aqoonsi Ayaan Ku Soo Dhaweynaya K. Sudan

Friday - January 7, 2011

Khartoum.(AFP) - Madaxweynaha dalka Sudan Mr. Cumar Xasan Al-Bashir ayaa shaaca ka qaaday in uu ka qaybgali-doono dabaaldaga iyo damaashaadka loo samayn doono dhalashada

Warkii oo dhan

Dawlada Giriiga Oo Ku Dhawaaqday Sidi Qaxootiga Dalkeeda Soo Gala Loo Aqbali-lahaa

Thursday - January 6, 2011

Wasiirka Arimaha Bulshada ee wadanka Greece ayaa ku dhawaaqay in wasaaradiisu go’aan kama dambaysa ka gaartayay qaabilaada Qaxoontiga ku soo burqanaya wadanka Greece.Wasiirka

Warkii oo dhan

Sirdoonka Finland Oo Ugaarsanaya Taageerayaasha Dhaqaalaha U Uruurinaya Kooxda Al-Shabaab Ee Ku ....

Thursday - January 6, 2011

Sirdoonka Finland Oo Ugaarsanaaya Taageerayaasha Dhaqaalaha U Uruuriya Kooxda Al-shabaab Ee Ku Sugan Dalkooda.Finland: Wargeys ka soo baxa dalka Finland oo la yiraahdo

Warkii oo dhan