Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 25 April 2024

WARARKA MAANTA

Khilaaf Ka Dhex Aloosan Golaha Sare Milatariga Sidi Laga Yeeli-lahaa Madaxweynihi Hore Ee Mubaarak

Sunday - April 10, 2011

Qaahira- Wargeyska Al-shuruuq ee ka soo baxa dalka Masar ayaa cadadkiisi Sababtida soo qoray markii u horaysay in khilaaf uu ka dhex taagan yahay golaha ciidamada

Warkii oo dhan

Sadex Xabo Oo Muus Ah Aad Maalintii Cunto Ayaa Kaa Badbaadin-kara Cudurka Shalalka Ama Faaliga

Friday - April 8, 2011

Maalintii oo la isticmaalo saddex xabo oo muus ah, ayaa la ogaaday inay yarayso shalalka ama faaliga ku dhaca jirka Aadamaha, waxaa sidaa lagu sheegay cilmi-baaris

Warkii oo dhan

Rag Somaaliyeed Guur-doon Ah Oo Ku Sii Qulqulaya Wadanka Hindiya

Friday - April 8, 2011

Waxaa Mudooyinkii danbe Dalka Hindia ku sii qul qulayay rag Soomaaliyeed oo guurdoon ah kuwaa oo ka kala tagay Wadamo badan oo ku yaala Qaarada Afrika Asia Yurub

Warkii oo dhan

Nabi Ciise Oo Nin Wax Xaday Dhaar Ka Rumeystay

Thursday - April 7, 2011

Soo Diyaariye Axmed C/samad;  Bukhaari iyo Muslim baa ka wariyey Abuu hureyra inuu nabigu (scw) yiri: “ wuxuu arkay Ciise – ina Maryamo- nin (wax) xadaya, markaas

Warkii oo dhan

Khilaaf Madaxa Daaliyey Oo Hareereeyey Wadaadada Azharka Iyo Salafiyiinta Cusub

Thursday - April 7, 2011

Wargesyada dhawaanahaan ka soo baxa dalka masar sida Al-ahraam iyo al-jamuuhriya ayaa aad wax uga qoray guluf colaadeed oo dhawaan ka dhex aloosmay Wadadaada Azharka

Warkii oo dhan

Nabadoon Saalax Cabdisalaan Axmed Oo Xalay Bistoolad Lagu Dilay

Wednesday - April 6, 2011

Boosaaso: Wararka naga soo gaaray magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in xalay kooxo ku hubaysan bastoolado ay degaanka Biyo kulule ee magaalada Boosaaso ku dileen

Warkii oo dhan

Dagaalada Lagu Jabiyey Shabaabka Oo Soo Dadajiyey Burburkii Kooxda Iyo Shir Uga Socda Kisimaanyo

Wednesday - April 6, 2011

ILaha Sirdoonka ee Reer Galbeedka oo kaashanaaya kuwa dawladaha Geeska Africa ee u dhuunda- loola Arimaha Argagixisada Al-shabaab, ayaa soo tebiyey Shir ka dhacay

Warkii oo dhan

Madaxweyne Bush Oo Wiilka Bin Ladin Ku Martiqaaday Aqalka Cad

Wednesday - April 6, 2011

Wiil ka mid ah wiilasha uu dhaley hogaamiyaha shabakada Al-Qaacida Osama Bin Ladin ayaa sheegtey in uu ku sigto booqashada aqalka Cad ee looga taliyo wadanka Mareykanka,

Warkii oo dhan

Maamulka Allasana Quatara Oo Sheegay In Ay La Wareegeen Goobo Ay Gacanta Ku Hayeen Ciidamada Gbogbo

Tuesday - April 5, 2011

Afhayeen u hadlay Xukuumada ay reer galbeedku taageersan yihiin ee Ivory Cost ayaa sheegay in ay la wareegeen goobo ay horay gacanta ugu hayeen Ciidamada taabacsan

Warkii oo dhan

Nin Tuug Ah Oo Guri Uu Jabsaday Kaga Dhex Tagay Garan Uu Ku Sawiranyahay

Monday - April 4, 2011

USA-North Carolina: Nin tuug ah oo u dhashay gobolka North Carolina ee dalka Maraykanka ayaa guri uu jabsaday kaga dhex tagay Garan uu xagga hore kaga sawiran yahay

Warkii oo dhan

Dhaqdhaqaaqyo Lagu Doonaayo In Xilka Looga Qaado G. Baarlamaanka Sh. Xasan Sh. Aadan

Monday - April 4, 2011

Mogadisho: Xigasho Somaliweyn- Magaalada Muqdisho waxaa ka socda dhaqdhaqaaqyo ay sameynayaan Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka ku doonayaan inay xilka guddoomiyenimada

Warkii oo dhan

Waraaqo Iyo Calamo Ka Tarjumaya Ku Dhawaaqista Maamul G. Awdal State Oo Xalay Lagu Daadshay Borame

Saturday - April 2, 2011

Borama- By Reporter Khadar Maxamed Ibraahim : Waxaa Saaka Arootii Hore ay dadwaynaha ku dhaqan Magaalada Borama ku soo baraarugeen Waraaqo iyo Calamo ka Turjumaya

Warkii oo dhan

Raxmadi Nimcada Roobka Oo Ka Curatay Meelo Ka Mida Gobolada Somaaliya

Friday - April 1, 2011

Curashada Raxmada roobka ayaa  la sheegay inay ka hoortay degmooyinka gobolada dhexe ee Soomaaliya,halkaasoo roobab lagu diirsaday ka da'een.Sida ay sheegayaan

Warkii oo dhan

Faraci Odagi Dhulbahante Waxay Aamusaanba Maanta Wey Cadeysteen Ineysan Ahayn Laan- Gaabka Xune

Friday - April 1, 2011

Warar Xaqiiqo ah oo qoralo cad laga hayo ayaa daboolka ka qaaday in bishaan 29-keedi caasimada Garowe u ka dhacay shir sadex geesood ah oo ay ku kulmeen safiirka

Warkii oo dhan

Wasiirka Dibada Turkiga Mr. Oglo Oo Beeniyey Kacdoomada Carabta Mid Dibadaha Laga Soo Abaabulay

Thursday - March 31, 2011

Wasiirka Oglo ayaa gaashaanka ku dhuftay isla markaana beeniyey hadalada oranaya kacdoonada ka dhacaya wadamada Carabta ee lagu Ridday madax-weynayaashii dalalka

Warkii oo dhan