Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

WARARKA MAANTA

Ciidamada Cirka Ee NATO Oo Ka Hawlgalaya Gudaha Somaaliya

Thursday - May 12, 2011

Gaashaanbuurta NATO ayaa la sheegay in ay qorsheeynayaan in Weeraro cirka ah ay ku qaadan Gudaha dalka Somaaliya  sida laga soo xigtay Madax sare oo ka

Warkii oo dhan

QQadaafi Oo La tuhunsanyahay INu Geeriyooday

Wednesday - May 11, 2011

wargeyska Gardiyan ee ka soo baxa cariga ingiriiska ayaa isweydiinaaya

Warkii oo dhan

Itoobiya Oo Koronto U Dhoofin-doonta Jabuuti

Wednesday - May 11, 2011

Adis-Ababa: Dalka Itoobiya ayaa bishaan May bilaabaya inu koronto u dhoofiyo dalka jamhuuriyada ee Jabuuti,oo khadka korontada itoobiya ku xirmaaya jabuuti

Warkii oo dhan

Kooxdi Shiikh Atam Oo Ciidama Badan Ka Dishay Maamulka Puntland

Wednesday - May 11, 2011

Bosaaso: Ugu yaraan toban ka tirsan ciidanka la dagaallanka argagixisada ee Puntland ayaa xalay lagu dilay weerar ku dhufo-oo-ka-dhaqaaq ah, oo ay maleeshiyo

Warkii oo dhan

Sir-doonka Pakistaan Oo Beeniyey Inusan Mareykanka Dilin Osama Bin Ladin

Tuesday - May 10, 2011

Warar sir ah oo laga helay hay'ada sir-doonka Bakistan ISI " Inter-services iInteligence" ayaa daaha ka rogay in ciidamada Mareykanka ahaa ee galay guriga u

Warkii oo dhan

Bakistan Oo Ganafka Ku Dhufatay Codsi Mareykanka U Ku Doonaayey Inu Xog-wareysi La Yeesho Xaasaski..

Monday - May 9, 2011

Sida shalay lagu baahiyey wargeyska New York Times ee ka soo baxa dalka Maraykanka, la taliyaha arrimaha ammaanka Guriga Cad ee Maraykanka Mr. Thomas E. Donilon,

Warkii oo dhan

Gabayaagi Yemen U Dhashay Ee Carrabka Laga Jaray Oo Wadanka Urdun Loo Qaaday

Monday - May 9, 2011

Gabyaagii Carrabka laga jaray oo loo qaadayo dalka Urdun si carrab loogu talaalo, oo sida la sheegay Kooxo aan haybtooda la garanayn ayaa waxa ay Talaadadii aynu

Warkii oo dhan

Al-Shabaab Oo Laga Cabsiqabo Iney Dib U Qabsadaan Degmooyinki Gobolka Gedo

Sunday - May 8, 2011

Wararka naga soo gaaraya gobolka gedo ayaa ah mid ay ka deyrinayaan dadka iyagu ka soo horjeeda Al-shabaab oo ay ka cabsiqabaan in goobihi horay laga xoreyey

Warkii oo dhan

Warqado iyo Cajalado Sira kuna Saabsan Somaaliya Oo Laga Helay Gurigi Lagu Dilay Usaama Bin Laadin

Saturday - May 7, 2011

Sarkaal u hadlay dowladda Mareykanka islamarkaana ka warbixiyay dukumetiyaashii ay ka heleen gurigii lagu dilay hogaamiyihii ururka Al-Qaacida Osama Binladen ee

Warkii oo dhan

Amaanka Guriga Obama Ayeyadi oo Aad Loo Adkeeyey Cabsi Laga Qabo In La Soo Weeraro

Saturday - May 7, 2011

Kenya- Hey’adaha Booliska dalka Kenya, ayaa si weyn u adkeyey ammaanka guriga Madaxweynaha Maraykanka ee Brack Hussein Obama Ayeydii oo ku yaalla degaanka Kogeelo

Warkii oo dhan

Maamulka Puntaland Oo Mamnuucay In La Shaqaaleeysiyo Askariga Cuna Qaadka

Saturday - May 7, 2011

Askar gaareysa 77- ruux oo ka tirsanaa ciidanka maamulka degmada Boosaaso ayaa shalay tababar loogu soo gaba -gabeeyay degmada Carmo ee gobolka Bari,taasi oo

Warkii oo dhan

Galkacyo:Xaye Cala Salax,Xay Cala Falaax Walaalihi Yare Isku Laaday Oo Guul Heshiis La Dheelmaday

Friday - May 6, 2011

Galkacyo: Xasha Kulilah Warar maanta naga soo gaaray xagaa iyo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in wada-hadalki garta ee u socday walaalihi horay qadarku

Warkii oo dhan

Gabar Somaali Ah Oo Quruxdeeda Awgeed looga Joojiyey Iskulki Ay Dhiganeysey

Friday - May 6, 2011

Dhacdadan ayaa waxa ay ka dhacday Dalka Talyaaniga kadib markii Qoys asalkooda Somaali yahay iyo degaanka  Galdogob oo mudo dheer ay ku noolaayeen

Warkii oo dhan

Usaama Bin Laadin Sideey Mareykanka Ku Helen

Friday - May 6, 2011

Islamabad/ Washington: Waxa aad u badan wararka ku saabsan dilki hogaamiyihi ururka Alqaacida Usaama Bin Laadin oo uu ku dhawaaqey madaxweynaha Mareykanka Barak

Warkii oo dhan

Mudaaharaad Ka Socda Laascaanood Iyo Xaalada Magaalada Oo Qasan

Thursday - May 5, 2011

Laascaanood: Banaan bax ka dhashay xadhiga nin wadaad ah oo ay xireen ciidamada Somaliland ayaa ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Banaan

Warkii oo dhan