Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

WARARKA MAANTA

Diyaaradaha Dagaal Oo Markale Duqeeyey Degaano Ka Mida Jubada Hoose

Wednesday - June 29, 2011

Kisimayo: Xigasho Somaliweyn - Wararka ka imaanaya Gobolka Jubadda ayaa sheegaya in Diyaarado dagaal ay mar kale duqeyn ka gaystay deegaano ka tirsan Gobolka Jubbada

Warkii oo dhan

Waraaqo Digniin iyo Hanjabaad Ah oo Lagu Daadiyey Meelo Ka Mida Xaafadaha Gaalkacyo

Wednesday - June 29, 2011

Banaanbax looga soo horjeedo waraaqo lagu daadiyay magaalada Gaalkacyo, kuwaas oo lagu daabacay amarro iyo hanjabaadyo shaqada looga joojinayo shirkadaha korontada,

Warkii oo dhan

Xasuustiisaa Jirkaa Na Dubaaxsame Shiikh Muuse Xaashi Fiqi Allaha Ha U Naxariisto

Tuesday - June 28, 2011

Anagoo ah bahda Goldogob Times, Waxaan tacsi marka ugu horeysa aan hawada u marineynaa qoyskii, qaraabadii, eheladi iyo sokeeyihii aan anagu lafahaanteyda isku

Warkii oo dhan

Golaha Barlamaanka Oo Qabuul Ku Ansixiyey Digtoor R/W Cabdiweli Gas

Tuesday - June 28, 2011

Mogdisho: Fadhi subaxnimadi saaka  ay yeesheen golaha shacabka oo ay goob joog ka ahaayeen labada Shariif ayaa ka dooday magacaabista raiisal wasaaraha

Warkii oo dhan

Hablo Reer Kuweyt Guur-doona Oo Ku Soo Socda Xagaa Iyo Puntland

Sunday - June 26, 2011

Haweeyney reer Kuweyt ah lana yiraahdo Salwa Madiiri ahna lobbyiste siyaasadeed abid ka hawlgasha la duubnaata doodaha daryeelka xaquuqda hooyoyinka

Warkii oo dhan

US-Minneapolis: Hablo Somaaliyeed Oo Lagu Soo Eedeeyey Ka Ganacsiga Jirka Gabdhaha Yar Yar

Sunday - June 26, 2011

Booliska dalka Mareykanka ayaa waxa ay qabteen sadex kale oo haween Somaali oo loo haysto iney ku lug leeyihiin fadeexad kal hore soo wajahaday qaar ka mid ah Somaalida

Warkii oo dhan

Reer Milano Oo Daryeelka Masaajidada U Gurguurtay Iyo Berlaskoni Oo Ciil Aawdi La Dhaqan Madoobaaday

Friday - June 24, 2011

Roma: Raiisal Wasaaraha Talyaniga Mr. Silvio Berlusconi isagoo sidi Fashiistihi Benito Mussolini bakhleynaya Calaacal qaylo dhaan, gacanta kor

Warkii oo dhan

Weerar Lagu Qaaday Degaanka Xeebta Qandal Ee Kisimayo

Friday - June 24, 2011

Al-Shabaab waxa ay khatar weyn ku hayaan dowladda KMG ah ee Soomaaliya Wararka ka imaanaya Magaalada Kisimaayo ayaa sheegaya in laba diyaaradood ay weerar

Warkii oo dhan

Nin Miino Dhigaayey Gudaha Laascaanood Oo Madaxa Ka Toogtay Gabar Arkeysey

Thursday - June 23, 2011

Laascaanood: Nin la tuhunsan yahay inuu xalay miino dhigay goob ku taal koonfurta magaalada Laascaanood, ayaa madaxa ka toogtay gabar dhallinyaro ah oo arkaysay,

Warkii oo dhan

Digtoor Cabdiweli Oo Loo Magacaabay Raiisal Wasaaraha Somaaliya

Thursday - June 23, 2011

Muqdisho:Xaflad heer sare qaaya leh loona soo agaasimay si wacan kana soo qeyb galeen Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sh Axmed, iyo Shariif Xasan sakiin,

Warkii oo dhan

C/risaaq Jurille: Heshiiska Kambala Khasab Inu Ku Hirgalo Waa La Damaanad Qaaday

Wednesday - June 22, 2011

By M. Xuurshe: Xildhibaan Prof. C/risaaq Maxamed Jurille oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Baarlamaanka KMG ah ayaa si qoto dheer uga hadlay heshiiska labada

Warkii oo dhan

Bilayska Ingiriiska Oo Baacsanaya Laba Nin Oo Qoorta Ka Jaray Xaasaskoodi

Tuesday - June 21, 2011

Bilayska dalka Ingiriiska, ayaa ku daba jooga laba nin oo la rumaysan yahay inay qoorta ka jareen dumarkoodi ay qabeen. Mr. John oo da’diisu tahay 39 jir, kana soo

Warkii oo dhan

Sir La Helay: Shariif Sakiin Oo Kontadiisa Dubai Kala Baxay 5milyan Si Hawsha Farmaajo U Kala Tuuro

Monday - June 20, 2011

Kadib Iscasiladii Ra’iisal Wasaare Faramaajo,ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya si kastaba ha ahaate in ay guushu raacaday Gudoomiyaha Barlamaanka Shariif

Warkii oo dhan

Labadi Shariif Oo Mar Kale Indhaha Isu Gaduudiyey

Monday - June 20, 2011

Shariif Sheekh Axmed iyo Shariif Xasan Sakiin ayaa markii ugu horeysay tan iyo markii magaalada Kampala ay ku soo heshiiyeen waxaa soo kala dhex galay khilaaf

Warkii oo dhan

Maxamed Farmaajo Oo Isaga Tagay Shaqadi Xilkiina Ku Si Wareejiyey Ku Xigeenkiisi Cabdi-Weli

Sunday - June 19, 2011

Munaasabad si weyn loo soo agaasimay kana dhacday xarunta madaxtooyada Villa Somalia ayaa waxaa ka soo qeyb galay Madaxweyne Shariif iyo Ra'iisal Wasaare Maxamed

Warkii oo dhan