Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

WARARKA MAANTA

Ninkii Oslo Dadka Ku Xasuuqay Oo Sheegay In Ayaan Xirsi Cali Mudan Tahay Nopel Peace Prize

Tuesday - July 26, 2011

Oslo: Ninkii ka dambeeyey mashaqadii ka dhacday dalkaas Norway oo ay ku dhinteen 80 qofood oo ay ka mid ahaayeen Soomaali, islamarkaana ay ku dhaawacmeen

Warkii oo dhan

Wasiirka Ingiriiska U Qaabilsan Afrika Oo Soo Dhaweyey Wadahadalka Nabada Sool,Cayn Iyo Sanaag

Monday - July 25, 2011

Hargeysa-Wasiirka dawladda Ingiriiska u qaabilsan Afrika Mr. Henry Bellingham iyo wefti uu hoggaaminayo oo booqasho hal maalin qaadatay shalay ku yimi Somalilnd,

Warkii oo dhan

Ninkii Falalka Argagixiso Ka Geystay Norway Oo Somaalida Wax Ka Sheegay

Sunday - July 24, 2011

Waxaa la sheegay in Gurigi u deganaa Breivik laga helay qoraalo ku qoran afka Norweji-yaanka oo ku xusan xasuus qor uu uga qayb galay dood ay

Warkii oo dhan

19 Qof Oo Gaajo Iyo Haraad Ugu Dhintay Meel U Dhaxeysa Lawyacade Iyo Djibuti

Sunday - July 24, 2011

Lawyacado: Ugu yaraan ilaa 19 ruux ayaa la sheegay in ay haraad iyo gaajo ugu dhinteen degmada Lawyacado oo ku taala xadka dhinaca Somaliland iyo Jamhuuriyada

Warkii oo dhan

War Deg Deg Ah: Alle Ha U Naxariiste Waxaa La Soo Sheegay Geeridi Saciid Axmed Garaani

Saturday - July 23, 2011

Inaalilaahi Wa Inaa ilayhi raajicuun Alle Ha u naxariistee waxa goordhawayd na soo gaaray geeri ku timi Saciid Amed Garaani oo laba bilood ku dhawaad xanuun

Warkii oo dhan

Belguim: Haweenka Xirta Xijaabka Niqaabka Waa Todobaad Xariga Iyo Ganaax

Saturday - July 23, 2011

Belguim: Dalka Belguim ayaa noqonaya wadankii labaad ee soo raca dalka faransiiska ee ka mamnuuca haweenka Islaamka ee xirta Burqa iyo Niqaab in ay raacan gaadiidka

Warkii oo dhan

Wararkii Ugu Dambeeyey Qaraxi Iyo Dhimashadi Ka Dhacday Oslo Oo Caga-cageyneysa 90 Iyo Wax La Jira

Saturday - July 23, 2011

Oslo: Sida uu xaqiijiyay booliiska dalka Norway waxaa ku dhimatay 91 qof laba weerar oo is xig xigay oo ka kala dhacay gudaha magaalada Oslo , halka loo yaqaano

Warkii oo dhan

R/Wasaare C/Wali Gaas Oo Soo Saaray Liis Uu Ku Dhameys-tiraayo Xukumadiisa Kana Kooban W/k Iyo W/D

Friday - July 22, 2011

Ra’iisul Wasaaraha Somaliya Dr C/Wali Maxamed Cali Gaas ayaa xalay soo saaray Liiska Wasiiru Dowlayaasha iyo wasiiro Kuxigeenada uu magacaabay , iyadoo ay ku cusub

Warkii oo dhan

Madaxweynaha Dalka Guinea Alpha Conde In La Dilo Ku Sigtay

Thursday - July 21, 2011

Madaxweynaha dalka Guinea Alpha Conde ayaa sheegay in xarunta u ka degan yahay caasimada Conakry lagu soo qaaday weerar islamarkaasna ay ciidamadda ilaaladiisa ay

Warkii oo dhan

Golihii Wasiirada Oo Gor Dhaweyd La Magacaabay

Wednesday - July 20, 2011

Mogdisho: Waxaa gor dhaweyd goobta la soo dhigay magacyadi golaha wasiirada oo ka kooban sida hoos ku xusan: 1-  Mudane Axmed Xasan Gaboobe (Ugaas Bille)

Warkii oo dhan

Shiikha Azharka Masar Al-Digtoor Axmed Tayib Oo Ka Digay In Mad-habta Shiicada Lagu Nabo Kufrinimo

Wednesday - July 20, 2011

Qaahira: Shiikha u sareeya Azharka Masar ee magaciisa la yiraahdo Al- Digtoor Axmed Al-Tayib  ayaa mar uu shir u qabtay aqoon-yahano iyo culimo Masaari

Warkii oo dhan

Taariikhdii Asxaabta Nabiga-Asmaa Bint Abii Bakar Waa Gabadhi Loo Dhameystiray Sharafta Iyo Wanaaga

Wednesday - July 20, 2011

"Asmaa waxa ay cimri hirsatey 100-sanno iyadoo ilig iyo gows midna ka dhicin welina aan caqli doorsoomin" Asmaa waxay ka soo jeeday qoys iyo qaraabo wada saxaabo

Warkii oo dhan

Is-Rasaaseyn U Ku Geeriyooday Taliyihi Ururka Ciidamada Madaxtooyada Iyo Xiisadi Oo La Xakameeyey

Tuesday - July 19, 2011

Taliyihii ururka ciidamada Madaxtooyada ayaa geeriyooday, Labo askari kalena dhaawac  ayaa soo gaaray kadib is rasaaseyn goor dhow ka dhacday afaafka hore

Warkii oo dhan

Shariif Sakiin Oo Weli Rux-Ruxaya Geed Dhaameel Si Ay Wax Ugu Soo Dhacaan

Monday - July 18, 2011

Mogadisho: Saacadaha soo socda ayaa la filaayey in xarunta madaxtooyada lagu qabto munaasabad ay ka soo wada qayb galaan madaxda dawlada sare, taaso la maleynaayey

Warkii oo dhan

Dawlada Mareykanka Oo Gacanta Ku Dhigtay Warqad Lagu Xusay Dilalka Qorsheysan

Monday - July 18, 2011

Dowladda mareykanka ayaa gacanta kusoo dhigtay warqado ku saxiixnaa Hoggaamiyihii hore ee urur weynaha Al-qaacida Usama Bin Laden oo isagu geeridiisa ka hor

Warkii oo dhan