Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 2 May 2024

WARARKA MAANTA

Baaraayaasha Caaf.Britain Oo Sheegay Iney Ku Guuleysteen Farsameynta Xubno Sinaaci Ah Ee Aadamiga

Friday - May 11, 2012

Written by: Xasan Keefkeef: Baarayaasha caafimaadka iyo khubarada tignoolajiga ee dalka Ingiiriska ayaa markii ugu horaysay, shaaca ka qaaday in ay ku guulaysteen,

Warkii oo dhan

Itoobiya Oo Cadeysay Ineysan Faaiido Ugu Jirin Dawlad Awood Leh Oo Somaliya Ka Dhalata Diideyna.....

Wednesday - May 9, 2012

Addis-Ababa- Dawlada federaalka Itoobiya ayaa ka hadashay aqoonsi ay Somaliland ka hesho beesha caalamka iyo dalalka Afrika ee ay ka mid tahay, waxayna muujisay

Warkii oo dhan

Xog-Uruurin Hoosta Ka Xariiqday In Haweenka Waqti Badan U Huraan Xan Iyo Dira-Diro

Tuesday - May 8, 2012

Written by Keefkeef: Ra’yi Ururin Tilmaamtay In Haweenku 5 saacadood Maalin Maalin kasta ku Qaataan, falanqaynta iyo wax ka sheega dadka jaarka iyo asxaabta la ah,

Warkii oo dhan

Kuweit Oo Sharciyeysay Qofkii Wax Ka Sheega ilaah Iyo Nabi Maxamed (CSW) U Mudanaayo Ciqaab Dil Ah

Sunday - May 6, 2012

Kuwait - Golaha umadda ee dalka Kuwait ayaa fadhi gaar ah oo uu yeeshay waxa uu aqlabiyad ku ansixiyey in xukuumaddu ay dhaqan geliso sharci adkaynaya ciqaabta ka

Warkii oo dhan

Madaxweyne Shiikh Shariif Oo Kuwait Gaaray

Sunday - May 6, 2012

Madaxweynaha dowladda ku meel gaarka ah ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta booqasho ku tegay magaalada Kuwait ee caasimadda dalka Kuwait. Shariif Axmed

Warkii oo dhan

Maamulka Somaliland Oo Iska Dhagooleeyey In Xadka Lowyacade Ay Ka Soo Gudbaan Wasiiro Reer Jabuuti

Friday - May 4, 2012

Xiriirka u dhexeeya Maamulka Somaliland iyo jabuuti ayaa aad u xumaaday ka dib markii maanta ciidamada ku sugan xadka Gobolka Salal laga celiyey wasiiro

Warkii oo dhan

Xukumada Ku Meel Gaarka Ee Wadanka Libiya Oo Ka Noqotay Go'aanki Ahaa Mamnuucista Axsaabta Islaamiga

Thursday - May 3, 2012

Xukuumada kumeel Gaadhkaa ee wadanka Libya oo ka Noqotey Go,aankeedii Ahaa Mumnuucista A Axsaabta Islaamigaa Kadib Culeys yo Waaweeyn oo Kagayimid Dhinacayda Islaamiyaanta

Warkii oo dhan

Xuska Maalinta Madax-banaanida Saxaafada Aduunka Oo Beri Ah Iyo UN-ka Oo Sheegtay In.......

Tuesday - May 1, 2012

Gaalkacayo– Xuska Maalinta Madax-banaanida saxaafadda ee Adduunka oo ku beegan 3-da bishan May ayaa Munaasibad loogu diyaar-garoobayo lagu qabtay Magaaladda Gaalkacayo

Warkii oo dhan

Masuuliin Somaali Oo dhimasho iyo dhaawac Ka Soo Gaaray Degmada Dhusamareeb

Tuesday - May 1, 2012

Dhusamareeb:Degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud wararka laga helay ayaa sheegaya in qarax is miidaamin uu ka dhacay goob shaaha lagu cabo, oo ay markaas ku

Warkii oo dhan

Koonfur Sudaan Oo Codsatay In Guddiga Dhexdhexaadinta Khilaafka Labada Sudaan Laga Saaro ......

Monday - April 30, 2012

Dawladda Koonfur Sudan ayaa soo jeedisay in Madaxweynihi hore ee Koonfur Afrika, Thabo Mbeki, laga saaro guddida dhexdhexaadinta Sudan iyo Koonfur Sudan ee Midowga

Warkii oo dhan

Beesha Leelkase Oo Sameysay kulamo La Isku Arko

Monday - April 30, 2012

Mogdisho: Shalay bisha abril markay ahayd 29 iyo hotelka habka weyn ee Embssy ayay kulan  ku yeelatay bulshada beelweynta leelkase, halkaaso marti sharafki qadada

Warkii oo dhan

Waa Qiiso ilaa Iminka Dunida Oo Dhan Laga Wada Hadal Hayo .. ilaahay Baa Waxna Dila Waxna Nooleeya

Monday - April 16, 2012

Qisadan oo ka dhacday dalka Argentina ee qaarada koonfurat America ama loo yaqaano Latin America. Lamaane is qaba oo dalkaas u dhashay, ayaa takhtarka xaaskiisii

Warkii oo dhan

Wasiiradi Caga-Baruurta Ee Wadahadlka London Oo Laga yaabo In Qodobo Aysan Fahmikarin Lagu Gawraco

Sunday - April 15, 2012

Mogdisho- Growe- Gaalkacyo- Baydhabo: Magaalooyinka ee guud ahaan ay ku noolyihiin bulshada Somaali ayaa ila iyo shalay shuushuu guux aan deynin

Warkii oo dhan

Wargeyska La Long War Journal Oo Sheegay In Abuu Mansuue Al- Amrriki Iyo Xubno Shabaab Ah La Dilay

Saturday - April 14, 2012

Somaliweyn: Sida ay ku waramayaan warbaahinta dalka Maraykanka qaarkood ayaa waxsaa ay sheegayaan in Xarakadda Al-Shabab oo Soomaaliya ka dagaalanta ay dileen Abuu

Warkii oo dhan

Reer Galbeedka Oo Shiikh Shariif Calan Cas U Taagay Si Looga Reebo Tartanka Villa Somaliya Iyo......

Friday - April 13, 2012

Shabakada Goldogob Times ayaa waayahaanba si gaara u xuuraameysay sheekada iyo hadal haynta bulshada oo ku saabsan xusul duubka shakhsiga markaan u muuqada

Warkii oo dhan