Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Tuesday, 23 April 2024

WARARKA MAANTA

Gabar Waaren Caalami Ah Lala Raadinaayey Kana Mida Gudiga Sare Ee Al-Shabaab Oo Lagu Qabtay Boorama

Monday - December 10, 2012

Borama – Ciidamadda amaanka Somaliland ayaa la sheegay in hawl-gal ay habeen hore ka sameeyeen guri ku yaala Magaaladda Boorama ay ku soo qabteen Gabar Maraykan

Warkii oo dhan

Kongareeska Mareykanka Oo Ku Haminaaya Inu Khafiifiyo Sharciyada lagu Dabray Xawaaladaha Somaalida

Sunday - December 9, 2012

Waxa shalay la hor geeyay aqalka congresska Mareykanka barnaamij ku saabsan siddii loo khafiifin lahaa sharciyo la saaray xawaaladaha waddankaas ku yaalla.Sharcigan

Warkii oo dhan

Taliyihii Sirdoonka Afagaanistaan Oo La Dhaawacay

Saturday - December 8, 2012

Asadullah Khalid Madaxii sirdoonnka dalka Afghaanistaan ee NDS ayaa dhaawac culus ka soo gaaray weerar bambaano oo lala beegsaday maalinimadii khamiistii.Weerarkan

Warkii oo dhan

Rabshadihi Xalay Fiidki Ka Dhacay Xaafado Ka Mida Hargeysa Oo Istaagay

Friday - December 7, 2012

Hargeysa- Rabshad xalay Fiidkii ka dhacday xaafadda Axmed Dhagax ee Koonfurta Hargeysa ayaa istaagtay kadib markii ay Ciidamadda Booliisku Dadkaasi Rasaas ku kala

Warkii oo dhan

Shiikh Sheegay In Aanay Dhib Lahayn In Ciyaartooyda Aan Muslim Ahayn Guushiisa U Suujuudo

Thursday - December 6, 2012

Riyaad - Sheekh Cali Bin Cabbaas Al-Xakami oo ka mid ah hay’adda culimada waaweyn ee dalka Sucuudiga isla markaana xubin ka ah golaha sare ee garsoorka dalkaas ayaa

Warkii oo dhan

Shiikh Sheegay In aanay Dhib Lahayn In Ciyaartooyda Aan Muslim Ahayn Guushiisa U Suujuudo

Thursday - December 6, 2012

Riyaad - Sheekh Cali Bin Cabbaas Al-Xakami oo ka mid ah hay’adda culimada waaweyn ee dalka Sucuudiga isla markaana xubin ka ah golaha sare ee garsoorka dalkaas ayaa

Warkii oo dhan

Puntland Oo Qiratay In Al-Shabaab 10 Askari Ka Dishay Iyo Faroole Oo Cabsi Jirta Socdaalkiisi Baa...

Thursday - December 6, 2012

Boosaaso – Maamul Goboleedka Puntland ayaa xaqiijiyey in 10 askari lagaga dilay dagaal ciidamadoodu la galeen Al-shabaab ,, Ciidamadda Puntland oo habeen hore

Warkii oo dhan

Qisada Noloshaada Oo Ah Cimriyada 25+25+25= 75 By Dr. A. C/Laahi Editor Of Health, Education Policy

Wednesday - December 5, 2012

Saddex wiil ayaa usafray wadan aad ufog, waxayna dageen guri aad udheer oo kakooban 75dabaq, waxayna dageen dabaqa usareeya ee 75naad. Waardiyihii Daarta ayaa usharxay

Warkii oo dhan

Barlamaanka Itoobiya Oo Ansixiyey Golaha Wasiirada Uu Soo Dhisay R/Wasaaraha Cusub

Monday - December 3, 2012

Addis Ababa-Baarlamaanka Itoobiya ayaa shalay ansixiyay wasiiro cusub oo uu todobaadkan magacaabay Raysalwasaaraha dalkaas Mr.  Hailemaraiam Desalegn. Baarlamaanka

Warkii oo dhan

Mogadisho Oo 22 Sano Kadib Maanta Isbaaro La'aan Ku Soo Toostay Iyo Dareenka Jira

Sunday - December 2, 2012

Muqdisho- iyadoo afar cisho ka hor ay Muqdisho taalay ugu yaraan 60 isbaaro oo lacagaha sida baadda ah looga qaado gaadiidka dadweynaha ayaa maanta waxaa cagta la

Warkii oo dhan

X/dhibaanada Khatumo Iyo Awdal Oo Laga Codsanaayo In B/maanka La Hor Keen Heshiski SNM DKMG Ee Som

Sunday - December 2, 2012

By Ciise Maxamed Aadan: Heshiiskii labada dhinaca ee Dowladii  Shiikh Shariif iyo C/Wali  ee ku-meel gaarka ahayd  iyo maamulka SNM ku dhex maray

Warkii oo dhan

khilaafka keenya iyo Somaaliya Oo Cirka Isku Shareeray Iyo Xasan Shiikh Oo Ka .......

Saturday - December 1, 2012

Muqdisho- Madaxweynaha Somaliya Xasan sheekh iyo wafdi uu hogaaminaayay oo todobaadkan booqasho ugu baxay Dalka Ethiopia, Djibouti iyo Kenya ayaa xalay ka soo degay

Warkii oo dhan

Ururka Al-Shabaab Oo Sako Uga Soo Aruursaday Xoolo Dhaqato Ku Nool Gobolka Gedo

Saturday - December 1, 2012

Beled-Xaawo-Saraakiisha maamulka Ahlu suna ee degmada Beled-xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen boqolaal xoolo nool ah oo  isugu jira

Warkii oo dhan

Dawladi NGO-da Ee Somaaliya Oo U Si Guraneysa Kitchen Cabinet

Thursday - November 29, 2012

Djibouti - Madaxweyne Garguurte ayaa Jamhuuriyadda Jibouti ku saxiixaya heshiis cusub oo dhigaya in ( Fiber Optics Cables) Keeybalka Isgaarsiinta Somalia laga

Warkii oo dhan

Ex M/weyne Cali Mahdi Oo Ay Ku Socoto Baaris Taxana Ah Oo Ku Keenikarta Daldalaad Aan Dacwad La Hayn

Wednesday - November 28, 2012

Sir culus oo ku saabsan suntii lagu shubay bada Soomaaliya ayaa waxaa la sheegay inuu kashifay wariye u dhashay dalka Faransiiska oo baaritaan qoto dheer ku sameeyey

Warkii oo dhan