Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 18 April 2024

WARARKA MAANTA

Warar Qubana Ah Oo Koo-Kooban

Friday - September 12, 2008

Gaalkacyo: Dadweynaha Magaaladda Gaalkacyo ayaa baryahaan dambe caado ka dhigtay in ay guryahooda ku xeroodaan wixi loo gaaro shanta galabnimo, oo dhamaan halkaas ganacsigi

Warkii oo dhan

Jimcaha Iyo Baraarujinta Maanta " Xigmada ka Macaan Timirtii Madiina" By Maxamed Axmed

Thursday - September 11, 2008

Bismillaah Arraxmaan Arraxiim. ALLAAH ayaa mahad kulligeed iska leh, xaal uuyahay kan cirka dhisay dhulka gogley, buuraha muday, daruurahana wada. Rabiga quruumihii

Warkii oo dhan

Libaax Badeedkii Xeebaha Cadmeed Oo Ka Harqaday Meydkii Tahriibayaasha Soomaaliyeed

Thursday - September 11, 2008

Yemen -Cadan: Wararka naga soo gaaraya magaladda Cadmeed ayaa sheegaya in Meeydka dad gaaraya 39 ruux oo Soomaali ah laga helay xeebaha wadanka Yemen iyagoo

Warkii oo dhan

Waan Is Sharaxaya Cid Aan Ku Xadgudbeyna Ma jiraan, Sidaas Waxaa Yiri Maxamed Dheere

Wednesday - September 10, 2008

Muqdisho- Max’ed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheerre) Oo ahaa gudoomiyihii hore ee gobalka Banaadir ayaa shaaca ka qaaday inu damac ka hayo qabashada xilka Maamulka

Warkii oo dhan

Warar Qubana Ah Oo Koo-kooban

Monday - September 8, 2008

Kenya: Ninka la dhashay Baraka Obaama Oo xaga Aabe ay Walaalo ka yihiin ayaa la soo wariyey inu ku noolyahay magaalada Nairoobo ee cariga kenya, Ninkaas oo lagu

Warkii oo dhan

Dabley Soomaaliyeed Oo Ku Durdurisey Degmada Mandheera Kenya Kuna Dishay Sarakiil Iyo Shacab

Monday - September 8, 2008

Mandheera kenya: Warka ka iimaanaya magaalada mandheera kenya ayaa sheegaya in Maleeshiyaad Soomaali ay gudaha degmada Mandheere ee dalka Kenya ku dileen Saraakiil

Warkii oo dhan

Turki Iyo Roobow Oo Kismayo U Magacaabay Maamul Kadib Markii Beelaha Ay Ku Heshin-waayeen ...

Saturday - September 6, 2008

Kisimayo: Wararka ka soo baxaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta u ah Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in magaaladaas laga sameeyey maamul shareecada islaamka

Warkii oo dhan

Ardadii Soomaalida Ku Xirneyd Bakistaan Loona Haystay Argagaxiso Oo La Sii Daayey

Friday - September 5, 2008

Islamabad- Waxa maanta la sii daayay 5 Arday oo ka mid ah ardaydii horaantii August lagu xirayay dalka Pakistan, Ardaydaas oo ka mid ahaa ardayda Pakistan wax ka

Warkii oo dhan

Jimcaha Iyo Baraarujinta Maanta: " Islaamku Waa ILbaxnimo" By C/Saciid Cabdi

Friday - September 5, 2008

Kadib markii ay baaba'tay awoodii Midowgii Soofiyeetiga, baa waxaa lagama maar maan noqotay in la hello cadow ay u dhan yihiin reer galbeedka oo u beddela waraabihiihii

Warkii oo dhan

Madaxweyne Riyaale Oo Amray In La Siiyo Xuriyadooda Xirsi Cali Xasan Iyo Xasan Xaashi

Thursday - September 4, 2008

Hargeysa : Xukuumadda Daahir Riyaale ayaa xabsiga ka siideysey Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka, Xirsi Cali X. Xasan iyo Abshir

Warkii oo dhan

Dawlada Ruushka " Reer Yurubow Hilinkaad Ku dhicidoontaan Waa Mid Aan Laga Habaabeyn Hadaad Buush...

Tuesday - September 2, 2008

Brussel: Madaxda Yurub oo qaylo dhaan isugu dhuftay si ay uga shawraan, waxa ay ku sheegeen hujuumka Ruusha, ayey shawr sadex cisho soconayey ku dhigteen

Warkii oo dhan

Boliska Kenya Oo Aan Si Naxariis Lahayn Ugu Tacadinaya Soomaali Xadka Kenya Naf-lacaari Ku Gaartay

Tuesday - September 2, 2008

Dhoobley: wararka naga soo gaaraya dhinaca Dhoobley ayaa sheegaya in pooliiska dalka Kenya ay Soomaali Fara badan ku xirxirtay Xadka kala qeybiya Soomaaliya iyo

Warkii oo dhan

Bahda Galdogob Times Oo Dhamaan Bulshada Soomaaliyeed Leh Ramadaan kariim

Sunday - August 31, 2008

Maanta oo isniin ah waxaa caalamka islaamka laga iclaamiyey dhalashada Bishii Ramadan Noqoneysa September 01/09/2008, waxaana bahada Goldogob leedahay

Warkii oo dhan

Guutooyin Itoobiyaan Ah Iyo Dayaaradaha Dagaalka Mareykanka Oo U Xaydxaydanaya Iney Boqongooyaan....

Saturday - August 30, 2008

Washintoon-Adisababa: warar aan ka soo xiganay ilo ku dhaw dhaw dipolomaasiyiin ka mid ah safaradaha Rer Galbeedka ay ku leeyihiin dalkaas kenya, ayaa

Warkii oo dhan

Qufraan Eebe Weydiista, Ugana Quraana Saara Bulshada Anshax-darada Haysata

Friday - August 29, 2008

Brothers, Maalmaha soo socda, beri ama saadambe kii ay noqotaba waxaan si farxad leh ku soo dhaweyneynaa biishi barakeysneyd oo ilaahay naxariista noo siiyey,

Warkii oo dhan