Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Tuesday, 23 April 2024

WARARKA MAANTA

Maamulkii SarakiishaTalineysey Ee Dalka Mexico Oo La Wada Xirxiray Darooga Awgeed

Wednesday - May 27, 2009

Mexico: Dawlada Mexico ayaa sheegtay in ay xbsiga u tabaxeen Saraakil sar sare oo ka tirsan Xukumada Dalka. Tirada Saraakiisha ee la xiray aya dhan 27-qof

Warkii oo dhan

Taliyaashi Ciidamada Itoobiya Oo Iney Muslin noqdeen lagu Eedeeyey iyo Baadariyaashi Oo

Wednesday - May 27, 2009

Baadari Itoobiyaan Oo Muslimay Oo ka Waramaya Sheekadiisa        Sunday, 22 March 2009  Afar iyo Toban baadari oo u dhashay

Warkii oo dhan

Warbixin Laga Diyaariyey Zanjabiisha Waxtarkeeda Xaga Caafimaadka By Hersi Osman

Tuesday - May 26, 2009

Waxaa markii u horeysey si qayral caadi ah ugu fidaya isticmaalka Sinjibiisha Wadamada Reer Galbeedka, inkasta oo mudo boqolaal Sano ah si joogto ah looga isticmaali

Warkii oo dhan

Geesigi Horkacay Nabada... Abwaan Hadraawi Oo Lagu Sooray Liiska Dadka Caanka Ka Ah Dunida

Monday - May 25, 2009

Geesigi U Dhiidhiyey Nabada... Sharka Iyo Kheyrka kala Carbaabay... Qaaday tilaabooyin Digtoon... Afka ma Daboolin... Dhawaaqiisa waa Garanaya Ruuxi Dhiig Leh...Abwaanka

Warkii oo dhan

Xoogagi Sh.Sharif Oo Dagaalka Ku Bar-bariiqday Iyo Obama Oo U Dibin-Ruugay Shababka Kibirku U Baaqay

Sunday - May 24, 2009

Mogadisho :Ciidamada Maamulka Sheekh Shariif oo isugu jira kuwii Maxaakiimta iyo kuwii hogaamiye kooxeedyada ayey dagaal la galeen Mucaaradka , waxaa durbadiiba

Warkii oo dhan

Dagaalo Naflacaari Ah Oo Lagu Khasaaray Iyo Dhinacyada Hardamaya Oo Faan Isku Rogay

Friday - May 22, 2009

Dagaalkii doc ka weerarka shalay Iyo Saaka ka bilawday Muqdisho oo sii laba kacleeyey,waxaana goor dhow dib u soo laba kacleeyay Ciidamadii Dowladda oo

Warkii oo dhan

Fadiilat Al- Digtoor Sh. Shuceyb Iyo Casharkii Baraarujinta Jimcaha " Xanuunka Wadnaha"

Thursday - May 21, 2009

Asalamu Aleykum, Waxaan ku bilaabayaa magaca Allah weyne, iyo saliga Suubanaha N.N.K. ha ahaato. Baraarujinta Jimcahan wuxuu ku saabsan Yahay: Xanuunada Wadnaha. Xanuunada

Warkii oo dhan

Dhakafaarka Hawlgalada Al-Shabaab Iyo Falalka Argagaxa Ay Sameeyaan

Wednesday - May 20, 2009

War Bixin Xiiso Leh....Al-shabaab Waa Afo Fir Siloon Oo La Oran-karo Waxaa Iska-dhalay: Dawlad La’aan, Saboolnimo, Qabiil Iyo Al-Qaacida oo Salaan Ka Soo Dhigatay

Warkii oo dhan

Sh.Shariif Oo Ka Baxay Hawlgalki Jawhar Iyo AL-Shabaab Oo Indhaha La Si Raaceysa Bartamaha Somaliya

Tuesday - May 19, 2009

Muqdisho- Warar Aan ka Xiganay Odayaal u dhuundaloola Qasriga madaxtooyada oo hayb ahaan ay is xigaan Madaxweyne Shariif ay carbka ku dhuftay in odayaasha guurtida

Warkii oo dhan

Shiikh Xassan D. Aweys Oo Khadka Telefoonka Kula Hadlay Shiikh Shariif

Monday - May 18, 2009

Waxaa dhawaan khadka Telephonke ku wada hadley Sheikha jecel inuu mar-uun Madxweyne noqdo, waa Hasan Dahir Aweys iyo Sheikha kale ee sida hawsha yar ugu fariistey

Warkii oo dhan

Nin Maalqabeen Ah Oo Ingiriisa Ayaa Deeq U Bixiyey Xoolihiisi Oo Dhan

Sunday - May 17, 2009

London- Al-Sharq Al- Awsat: Yaa yiri waxa tegay wakhtigii deeqsinimada iyo wanaag samaynta, waliba si gaar dadka hodanka ah ee dadaal sameeyay sidii ay urursan

Warkii oo dhan

Xasan D. Aweys Oo Si Gaar Ah Ugu Hanjabay Madaxa Al-Shabaab Iyo Dagaalkii Oo Wajiyo Dhawr Ah Yeeshay

Friday - May 15, 2009

Xassan Dahir Aweys Oo Si Gaar Ah Ugu Hanjabay Ahmed Godane Oo Ah Madaxa Al-shabaab Iyo Dagaalkii Muqdisho Oo Wajiyo Dhawr Ah Yeeshay.... By Osmaan Cabdulaahi Sool... Freelance

Warkii oo dhan

Waa Fadilat AL-Digtoor Sh. Shuceyb Yusuf Iyo Baraarujintiisi Jimcaha Casharka Ah" Waxyeelada Qaadka"

Thursday - May 14, 2009

Asalamu Aleykum, Waxaan ku bilaabayaa magaca Allah weyne, iyo saliga Suubanaha N.N.K. ha ahaato. Baraarujinta Jimcahan wuxuu ku saabsan Yahay: Waxyeelada Qaadka:

Warkii oo dhan

Dhirbaaxyadi Sokeeye Lays Ku Waday Oo Weli Socota Iyo Kooxihi Micyo-lisanayey Oo Qasriga Kulaalaya

Wednesday - May 13, 2009

Mogdisho: Kooxihii Isku-tirinaayey iney iyagu gartu u go'day Ee al-shabaab iyo isbahaysigoodi xisbul islaam garabka Shiikh Daahir Aweys ayaa weli Oodi si jabinaya

Warkii oo dhan

Sadexda Cimaamadood Ee Mogdisho Ka Taliya By Cabdi Mingiiste

Tuesday - May 12, 2009

" Haddii Caamo is qabsato waxaa lagu kala saaraa camal rag,haddiise culumo is qabsato waxaa lagu kala saaraa CADAABTA—waa hadal aad u culus" Berigii hore marka

Warkii oo dhan