Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Tuesday, 23 April 2024

WARARKA MAANTA

Xabxabka- Qaraha Waxuu Daaweeya Daalka Jirka.... By Maxamed Cali Gaabiye

Friday - June 12, 2009

Xabxabku waxa uu ka koobanyahay 95% biyo iyo macadano kala duwan, biyahaasi iyo macdanahaasi waxaay siin karaan jirka biyaha iyo macdanaha uu baahanyahay maalin

Warkii oo dhan

Fadilat Al-Digtoor Sh. Shuceyb Iyo Baraarujintiisi Jimcaha Casharka" Cudurka Qaaxada-Tuberculosis"

Thursday - June 11, 2009

Bismilaahi Raxmaani Raxiim...Waxa Mahad oo dhan u sugnaatay Allah, Isaga oo ku maneystay adoomadiisa caafimaad ay ku gutaan cibaadadiisa, yaa koobi kara nimcadiisa

Warkii oo dhan

Waa Arin Murugo Leh Hooyo Faransis Ah Oo Caruurteedi Sidi Digaaga U Shiishay,Kuna Keydsatay Talaajad

Wednesday - June 10, 2009

France-Tours :- Sadex sano kadib markii laga helay meydka laba CARUUR oo markii ay dhasheen la diley qaboojiyana ama talaagada lagu riday, ayey ka hor qiratey Hooyadii

Warkii oo dhan

Warbixin La Xariirta Sababihi Burhaan Xasan Oo Dhalasho Mareykan Qabay Jimcihi Loogu Dilay Mogdisho

Tuesday - June 9, 2009

US-Mennosota- Burhaan Xasan, oo ahaa wiil Somaliyed oo haystay dhalashada Maraykanka, kana barbar- dagaalami jiray kooxda hubaysan ee Al-Shabaab, ayaa la sheegay

Warkii oo dhan

Kenya Oo Beenisey In Mareykanka Ku Cadaadiyey La Dagaalanka Mucaaradka Dawlada Shariif

Monday - June 8, 2009

Nairobi- Dawlada Kenya ayaa sheegtey in taageerada ay siineyso dowlada KMG ee Soomaaliya iyo cadaadiiska la saarayo kooxaha mucaaradka aysan ahayn cadaadis kaga

Warkii oo dhan

Wakaalada Wararka Ee Reuters Oo Soo Warisay In Sh. Daahir Aweys Dhintay Iyo CIA-da Mareykanka Oo....

Sunday - June 7, 2009

Degaanka Wabxo: Wakaaladda Wararka ee Reuters ayaa sheegtay in hogaamiyaha kooxda la baxday Xisbul Islaam ee Xasan Dahir Aweys uu geeriyooday, Siday Reutres uga

Warkii oo dhan

Basbaaska Kulul... Faaiidada Iyo Waxtarka U Leeyahay Jirka... By Maxamed Cali Gaabiye

Friday - June 5, 2009

Ninkii sahamiyaha ahaa ee (Columbus) ayaa ahaa ninkii reer Yurub ee garta geedkaa Basbaaska kulul Basbaaska kulul wuxuu yahay farmasii dawooyin ah oo balaadhan,

Warkii oo dhan

Fadiilat Al- Digtoor Sh.Shuceyb Iyo Baraarujintiisi Jimcaha " Ninkaan Maxaa Madaxa Looga Gooyey"

Thursday - June 4, 2009

Asalamu Aleykum, Waxaan ku bilaabayaa baraarujinta Jimcahan Magaca Allah iyo Saliga Suubanaha Maxaed N.N. Korkiisa ha ahaato, Baraarujinta Jimcahan wuxuu ku saabsan

Warkii oo dhan

Gaashaanbuurta NATO Oo Ka Hortagtay Shufto-badeed Soomaali Oo Damacsaneyd Iney Geysato Afduub

Wednesday - June 3, 2009

London- Ciidamadda Badda ee Wadanka Maraykanka ayaa waxay sheegeen in Ciidamadda Wadanka Ingiriiska iyo Spain ay Hubka ka soo dhigeen Kooxo Burcad Badeed ka dib

Warkii oo dhan

Dawladaha IGAD Iyo Qaramada Midoobay Oo Ku Heshiiyey In Al-Shabaab Sidi Hilib Baruura Loo Karkariyo

Tuesday - June 2, 2009

Muqdisho- Waxaaa jira tilaabooyin iyo abaabul Balaaran oo ay qayb ka yihiin Dawladaha Gobolka Geeska Afrika oo looga hortagayo Dhaq-dhaqaaqa Al-shabaab

Warkii oo dhan

Geesigi Talaabadiisa Xarago Ku Tamashleyn-Jiray Ee Mr. Butin Oo Mudaharaad Lagu Xag-Xagtay

Monday - June 1, 2009

Moscow:Ciidamada Sirdoonka ee wadanka Ruushka ayaa sheegay inay xabsiga dhigeen 50 qof oo ku guda jiray fadqalalo iyo mudaaharaad ay samaynayeen dad ka

Warkii oo dhan

Kooxo ka Tirsan Al-Shabaab Oo Isu Dhiibay Maamulka Soomaaliland

Sunday - May 31, 2009

Hargeysa: Sida la xaqiijiyey Dhallinyaro u dhalatay cariga Somaliland, oo hore uga tirsanaa ciidamada kooxda Al-Shabaab, ayaa la sheegay inay toddobaadkan isu soo

Warkii oo dhan

Kontorolka Afgooye Oo Lagu Qabtay Koox Dhalinyaro Ah Oo U Afdooban Al-Shabaab

Sunday - May 31, 2009

Muqdisho- War laga soo xigtay Taliyaha Ciidanka Bilayska ee Dawladda Sheekh Shariif ayaa sheegay inay qabteen koox dhalinyaro ah oo sida ay sheegeen laga soo

Warkii oo dhan

Ha Ku Daayo Caashaqu...Qaraamigi Midnimada iyo Nicmadi Yaman Oo Ku Socota Fal-Falxumadi Soomaaliya

Friday - May 29, 2009

Yamen-Sanca: Huruuf, Calaacal, Guubaabo, Dhiilo iyo Xiiso Colaadeed oo lagu maleegaayo shiqoolo xagaldaacsan oo ah in Konfurta Yamen Ee

Warkii oo dhan

Fadiila Al- Digtoor Sh.Shuceyb Iyo Casharkii Baraarujinta Jimcaha " Cagaarshooga Ama Jaundice"

Thursday - May 28, 2009

Asalamu Aleykum, Waxaan ku bilaabayaa baraarujinta Jimcahan Magaca Allah iyo Saliga Suubanaha Maxaed N.N. Korkiisa ha ahaato, wuxuu ku saabsan yahay Guud ahaan Cudurada

Warkii oo dhan