Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 20 April 2024

Askarta Ethiopian-ka oo isaga baxay Dhuusa Mareeb.

Tuesday - Feb 26, 2008

Ciidamada Ethiopian-ka ee maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa degmada Dhuusa Mareeb ee gobalka Galgaduud aaya saaka halkaasi isaga baxay. Ciidamadaan oo watay gawaari gaareysa 31 Gawaari oo waa weyn ayaa lasoo warinayaa inay saaka ka baxeey degmada Dhuusa Mareeeb kadib markii ay ku sugnaayeen ilaa 22 bishaan.