Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 2 May 2024

Salaanta Sanadka Cusub Iyo Heesti Sanadka

Wednesday - December 31, 2008

Bahada Goldogob Times Waxay salaan u diraysa dhamaan shacabka Soomaaliyeed iyo gaar ahaan akhrista-yaasha shabkadaan Ee dhamaan meel ay joogaan-ba hadday tahay gudaha iyo hadday tahay debeda-ba, waxan lee-nahay illaah ha ka dhigo sanad cusub oo Khayr leh, Bash-Bash, Barwaaqo, Nabad-gelyo,Horumar, Caafimaad, Qaranimadi dalka oo soo noqota iyo Somaliya oo ku talaab-sata in ay barbar gasho qeyr-keeda horumarka gaaray.

Waa tana heestii sanadka la qaadi jiray iyo MAXAMED SALEEBAAN TUBEEC..

- Sanad waliba hoodiyo, hawl iyo dhibaatiyo,

- Balaayada huraysiyo, wuxu hadimo lee-yahay,

- Waa laga helaayoo hadhaoow, lagu xasuustaa,

- KII-NOO HAGAA-GEE NOQO LOO HAN-WEYN YAHAY.