Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Monday, 29 April 2024

Aamiin Artis Iyo Al-Shabaab Maxaa Kala Haysta.....Akhri Oo Arag Masawirka Dusha Ku Dhagan

Sunday - December 28, 2008

Sawir Sameeyaha Caanka ah ee Amiin Arts ayaa Si weyn u Cabiray Hawlgaladii ugu Dambeeyey ee Ururka Al-Shabaab ee ka Dagaalama Somalia kawaaso Todobaadyadii ugu Danbeeyey hawlgalo dagaal ka fuliey Goobaha ay ka Arimiyaan Iyo Sida ay Shacabku u Arkeen.