Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

Xagu Gebi Xaguna Gebi Dhexduna Walaac .. Eeg Sawirka Erdogan Oo Laba Madal Shir Laba Waqti Ka Qayb Galay Iyo Sidu Midba Reereysi U Ahaa

Monday - September 5, 2016



Waxaa Goobaha social media ee bulshada caalamka wararka iyo sawirada isaga gudbiyaan ay ku soo bandhigeen muuqaal sawir muujinaaya madaxweyne Erdogaan oo shirkii sanadkii 2015 garab taagna Madaxweyne Obama iyo xulafadiisa iyadoo Butin u kor ka eegayo, halka sanadkaan iyo shirkii 2016 ka dhacay China u agtaagan-yahay madaxweynaha Butin iyo xulafadiisa, iyadoo markaana u Obama indho kulul kor uga eeganaayo.

Kuwa tacliiqa iyo odoraska ka bixiya sawirada noocaas ah ayaa faaladooda ku tilmaamay in labad sawir ee labad xili ku kala dhacay Madaxweyne Erdogaan ay tilmaan ka bixineyso in labada waqtiba u midba kaashif loo arkay inu Rereysan-yahay(dhinac raacsan-yahay).
Obama aya laga wariyeey: Erodogaanow arimida ku haysa Aanadaadu weyna