Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 25 April 2024

Allaha Ha U Naxariistee Cali Jaamac Biixi Oo Gacan Ka Xaq Daran Dishay

Wednesday - July 9, 2008

Gaalkacyo- Madaxii Shirkada Biyaha ee Magaalada Gaalkacyo Allaha u naxariistee Cali Jaamac Biixi ayaa lugu dilay Salaadii Subax masjid ku yaala magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug waxaana dilkan geystay Kooxo hubeysan.

Salaadii Subax markii uu ka soo baxay Masuulkii la dilay ayaa Kooxo hubeysan Bistoolado waxa ay la dhaceen rasaas xoog leh ,waxaana uu ku geeriyooday Marxuumka albaabka hore ee Masaajidka.