Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 26 April 2024

Gaajadu Waa Cadawga Kowaad Ee Nolosha .. Qaadi Maxkamadeed Oo Dadkii Dacwada Dhageysanaayey Wada Xukumay

Tuesday - Feb 9, 2016



Dalka Kanada Niin da' ah oo sabool ah ayaa maxkamada lagu soo taagay isagoo xaday Rooti .. Odaga ayaa qirtay danbiga isgoo aan warwareegin oo Yiri: Aniga ayaa xaday, waxaana igu kalifay anigoo aad u gaajooday ilaa aan ku dhawaaday inaan u dhinto gaajo.
 
Xaakinkii ayaa ku yiri: mar hadaad qiratay inaad tuug ahayd. waxaan kugu xukumay $10 dollar, laakin waxaan ogahay in aanad haysan, sidaa darteedna aniga ayaa kaa bixinaya, oo jeebkiisa ka soo saaray oo u bixiyey.

Laakiin Qaadiga ayaa intaasi ka dib istaagay isagoo eegay Ddadkii maxkamada fadhiyey, waxaana u ku yiri: dhamaantiin waxaan idinku xukumay qof kasta 10 dollar, maxaa yeelay waxaad ku nooshihiin dal ay saboolku ay ku gaajoonayaan oo ay kalifeyso iney Rooti xadaan.

Fadhigaasi Qaadigu wuxu Odaygii saboolka ah uga uruuriyey 480 doolar, kaasi oo markii danbe qaatay