Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

Masjid Dhismihiisu Socday 14 Sano Kuna Baxday 14 Malyan $ Oo Dalka Kanada Laga Furay

Sunday - July 6, 2008

Canada- Calgary: Raiisal Wasaaraha dalka kanada ayaa xariga ka jaray masjid cusub oo laga dhisay magaalada kalgari ee galbeedka kanada, masjidkaas oo kooxda dhisatay ay ku magaacaabeen "Guriga Nuurka" dhismihiisu waxuu socday 14 sano waxaana ku baxday maaliyad ka badan 14 malyan oo dolar.