Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 26 April 2024

Ciid Wanaagsan Aan Damaashaad Ku Ciidne .. Ciida Daraadeed Ku Caawiya Maatada Cidlada Tuban Bal Waxay Ku Ciidaan Iyo Wax Caloosha Ay Ku Ridaan

Monday - June 3, 2019



Hambalyo, Hambalyo Ciid Mubaarak .. Dhamaan Umada Muslimka Meel Kasta Ay Ku Sugan-yihiin, Gaar Ahaan Shacabka Somaliyeed Gudo Iyo Dibad Waxaan idin Leenahay Nala Wadaaga Hambalyada Ciida Haddiba Calafku Nagu Simay Oo Aan Qabno Caafimaad Wacan Aan Damaashaad Iyo Farxad Ku Ciidne .. Ciid Wanaagsan .. Ciid Wanaagsan. Oo Ciidan Ciideeda Kale Alle Ha Na Gaarsiiyo Nolol Barwaaqo Leh Caafimaad Iyo Cimri Cibaado Suuban Leh.

Ciida Daraadeed Maatada Cidlada Tuban, Cidlada Daadsan Oo Calaa-Calaya, Bal Ku Caawiya Waxay Ku Ciidaan Ama Calal U Heli-kara Ay Ku Asturaan Cawradooda .. Cayn-kasto Gargaara Waa Waajib .. Caawiya Dadkiina Ciidan Daraadeed.