Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Cirka Meel Ka Onkoday .. Agaasimaha Ha'yada CIA-da Gina Haspel Oo Cadeysay Kooxdi Ka Dambeysay Falki Waxshnimada Ee Lagu Dilay Khashoogi

Tuesday - January 29, 2019



Haweyneyda Madaxa ka Ah CIA-da Mareykanka ee la yirah Gina Haspel ayaa maalinti Talaadada ee bisha ahayd 28/01/ 20019 waxay golaha Senatorada Mareykanka qaybtiisa nabadgalyada oo wareysi wax lagu weydiinaayey sidi u ku dhacay dilki khashoogi ayey halkaa daboolka uga qaaday in dilki Suxufiga Khashoogi u si fursad dhiirigalin toosa uga dambeeyey dhaxal sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan.

Agaasimada Gina Haspel ayaa intaa warbixinteedi si raacisay oo tiri inti muda ah ayaa Hay'ada ku raad joogtay xaqiiqada Ragi falka geystay ee gacan ku dhiig-layaasha iyo dariiqi loo maray dilkiisi, waxaana gorfeynta baaristaas oo is daba joog ahayd ay ku soo idlaatay natiijo ah in Amarka wax lagu dilay u si toosa uga talax-tagay Amiir Maxamed Salmaan, isla markaana khidado horay loo dajiyey lagu khaarijiyey, laakiin Gina Haspel meesha kama sheegin haddi Madaxi iyo Manjihi khashoogi in Amiir Maxamed Salmaan liqay amase dhunjiyey iyo in kale .. Haspel ayaa hadalkeedi ku gunaanaday in Suxufi Khashoogi u ahaa Jornaaliste dooda oo dareenka shacabkiisa gudbiya.