Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 20 April 2024

Aduunka Waa Goob Shaqo Oo Wixii Qofksta U Shaqeysto Ayuu Aakhiro Ugu Taga .. Tilmaanti Iyo Dardaaranki U Ka Qeexay Nabi Maxamed SCW Soo Dhaweynta Iyo Marti-soorka

Thursday - December 6, 2018



Waxaa jirtay Haweyney ilaaq iyo calaacal ka bixin-jirtay ninkeeda oo ay ku eedeyneyso deeqsi faxalla ah iyo inu guriga goor walba ka dhigay gogol u taal Mart-isoor iyo soo dhaweyn furan, oo ay khaati ka taagantahay, dabadeedna waxay xaalada ka qaylisaba maalinti dambe ayey u ashtakootay nabiga SCW, waxayna u sheegtay in ninkeed markasta u dadka safarka ama kuwa jidka ka ambada iyo kuwa kalaba guriga ku Marti-sooro, anigana aan ku daalay soo dhaweyn-tooda iyo marti-soorkooda
 
Haweenti markay ashtakedeedi u gudbisay Nabiga CSW wax jawaaba ma u siin, sidaa daraadeed iyado iska sorry ah ayey gurigeedi dib ugu soo laabatay oo sheekadi ninkeeda iyo marti-soorkiisi halkii ka si waday.
Maalin dambe ayaa Nabigi CSW la kulmay Ninki haweyneydi ka dacooneysay, wuxuuna ku yiri: Niyahow waxaan raba inaad gurigaaga igu Marti-soorto oo aan dayf ku ahaado .. Ninki isagoo ku faraxsan codsiga Nabiga ayuu deg deg u aqbalay oo isla markiiba guriga geeyey, xaaskiina ku wargaliyey in maanta dayfka guriga u yahay Nabi Maxamed CSW.

Kadib markii martigalinti iyo soo dhaweynti nabiga CSW dhamaatay, ayaa nabi maxamed csw ninki u ku yiri: fadlan markaan irida ka baxayo xaaskaaga ha daawato, dabadeed ninki ayaa xaaskiisi u sheegay iney daawata bixida nabiga .. Xaaski waxay ku dhagiigtay albaanki guriga oo ay ka sii baxayaan dhamaan wixii Bahalo oo guriga ku jiray ee ahaa Masas, Baranbaro, Dabaqalooc iyo boqolaal xasharaad oo guriga ku qarsoona.

Nabi Maxamed CSW ayaa halki ku sheegay oo yiri: Dadka Aad marti-soortaan markay idin ka baxayaan sidaas ayaa bahalada iyo wixii balaayo ah ay guriga uga baxayaan, sido kalana markay soo galyaan gurigana, waxaa la socda oo guriga soo galaaya risiqa samada yaala, sidaa daraadeed si fiican u soo dhaweya soorana martida .. Nabiga ayaa inta raaciyey oo yiri: Marti-soore dambi dhaaf waa hela oo Guri aan marti ( Dayf) soo galin malaaiig ma soo gasho.
Wixii qisadaan xiiseeya ha ku saleyaan nabiga csw






ذهبت امرأة إلي رسول الله صلي الله عليه وسلم تشتكي  Xswا 
ذهبت إمرأة تشتكي عند رسول الله صل الله عليه وآله وسلم من زوجها . .. كان زوجها يدعوا الناس في بيتها ويكرمهم وكثرة الضيوف سبب لها المشقة والتعب .
فخرجت من عند رسول الله ولم تجد الجواب منه ، وبعد فترة ذهب رسول الله إلى زوجها وقال له إني ضيف في بيتك اليوم ، سعد الزوج بالخبر وذهب إلى زوجته وأخبرها إن ضيفا عندنا اليوم وهو رسول الله .
سعدت الزوجة بالخبر وطبخت كل ما لذ وطاب وهي راضية ومن طيب خاطرها .
وعندما ذهب رسول الله إليهم ونال كرمهم وطيبة ورضى الزوجة قال للزوج عندما أخرج من بيتك دع زوجتك تنظر إلى الباب الذي أخرج منه .
فنظرت الزوجة إلى رسول الله وهو يخرج من بيتها والدواب والعقارب وكل ضرر يخرج وراء رسول الله .
فصعقت الزوجة من شدة الموقف وتعجبت مما رآت
فقال لها رسول الله هكذا دائما عندما يخرج الضيوف من بيتكِ يخرج كل البلاء والضرر والدواب من منزلكِ
فهنا الحكمة من إكرام الضيف وعدم الضجر.
البيت الذي يكثر فيه الضيوف .. بيت يحبه الله. . . ما أجمل البيت المفتوح للصغير والكبير. بيت تتنزل فيه رحمات وبركات السماء ..
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: " إذا أراد الله بقوم خيراً أهدى لهم هدية. قالوا: وما تلك الهدية؟ قال: الضيف ينزل برزقه، ويرتحل بذنوب أهل البيت ".
وقال صلى الله عليه وسلم: كل بيت لا يدخل فيه الضيف لا تدخله الملائكة ". وقال صلى الله عليه وسلم: " الضيف دليل الجنة ". وقال رسول الله صلى الله عليه وسلم من كان يؤمن بالله واليوم الآخر فليكرم ضيفه 
اذا اعجبك المنشور .. صل على سيدنا محمد واله وصحبه .