Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 20 April 2024

Jenday Frazer " Waan U Soo Daad-gureyneyna Gudaha Soomaaliya Ciidamada Nigeria Iyo Burundi "

Tuesday - July 1, 2008

Masar: Jendayi Frazer Oo ka qayb gashay shirkii madaxda afrika ee ku dhacay magaalada"Sharma-Sheekh" ayaa sheegtay inuu Maraykanku diyaar u yahay inuu gacan ka geysto sidii ay Ciiddamadda Nabad-ilaalinta dalalka Nigeria iyo Burundi loogu soo daad-gureyn lahaa dalka Soomalia, una iibindoonto ciidamadaas gawaarida gaashaaman iyo gaadidka taakuleynta.