Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

Madax Iyo Masaakiin Maalintoodi Weeyaan .. Ciid Wanaagsan .. Happy Eid .. Ciid Mubaarak

Thursday - June 14, 2018


Tifaftiraha Wargeyskaan Galdogob Times, Waxuu halkan idin ku soo gudbinaya hambalyada munasibadda maalinta barakaysan ee Ciidul Fidriga dhammaan ummadda muslimiintu meelkasta oo ay joogaan, gaaar ahaan shacabka Soomaaliyeed .. Waxaan kalo Alle idin kaga baryaya inu idin ka aqbalo Soonkii iyo Cibaadadi kale ee aad gudaneyseen biisha barakeysan ee Ramadaan.

Waxaan Eebbe idin kaga baryaya in uu sannadkan kiisa kale idin gaarsiiyo Nabad iyo Barwaaqo. Aamiin Aamiin .. Ciid Mubaarak