Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Tuesday, 23 April 2024

Shiikh Aweys Oo Diiday Talo Rag Ay Isku Hayb Yihiin, Kuna Tilmaamay Kuwa Gambeysan Oo Biiqyaal Ah

Friday - June 27, 2008

Nairobi: Warar la xaqiijinayo ayaa sharaxaad ka bixiyey in xubno isugu jira ganacsato iyo siyaasiyin oo xiriir sokeye la leh shiikhaas ay u soo jeediyen inusan jajuub ku qaadan xilka gudoominimada isbahaysiga oo rag isaga aan ahayn u madax baneyo.