Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 18 April 2024

Condoleeza Rice " Uf General Musharaf Kabihiisaa Sidii Doorshaankay U Soo Urayaan"

Wednesday - June 25, 2008

Washintoon: Madaxweyne Musharaf ayaa dharbaaxo usan fileyn uga timid dawladda mareykanka kadib markii ay ku eedeyeen inu madadaalis ku hayo siyaasada mareykanka iyo isagoo dalkiisana ku caan baxay dawdar dhuglaawa ah.