Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 18 April 2024

Ciidamada Eritreya Oo Markale Gudaha U Soo Galay Magaalada Ras Dumera Ee Jabuuti Iyo Qadaafi Oo ...

Tuesday - June 24, 2008

Jabuuti- Muddo toddobaad ah kadib dagaalkii ladab dal ee Eritrea iyo jabuuti ku dhexmaray xuduudka u dhexeeya, ayaa xukuumadda jabuuti waxay ku eedaysay in Eritrea ay si sharci-darro ah u soo gashay gudaha dhulkeeda.

Wasiirka Arriimaha Dibedda Djibouti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa u sheegay Tv-ga Al-jazeera in ciidanka Eritrea ay ka soo tallaabeen xuduudka dhinaca bogcada istiraatijiga ah ee Baabal Mandab.