Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 25 April 2024

Sh.Sharif Sh. Axmed :" Waxaa Jira Dad aan Madax Banaaneyn Oo Xitaa Aan Aaminsaneyn ilahayga Abuuray

Wednesday - June 18, 2008

Nairoobi: War lagu kalsoonyahay oo aan ka soo xiganay jaalle u dhuun daloola siyaasada iyo dhaqdhaqaaqa Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa si sir ah daboolka uga qaaday in shiir taleefoon la isku xirtay u dhex maray shariifka iyo rag xiriir wada shaqeyn u ka dhaxeyn jiray ee qaaradaha ku kala nool oo weli iiminka qarkood ay gacan saar la leyihiin Al-shabaab ayey khadkaas ku gorfeyeen dood kulul oo ku saleysan doonta nabada la dhaqaajiyey.