Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Tuesday, 23 April 2024

Riigii Qodaalka Goldogob Markii 18 Sano Is baaro Hortiilay Ayaa Maanta Mudankiisi Noqday Bililiqo

Friday - June 13, 2008

Galdogob:Dadwyne fara badan wax garadna lagu tilmaamo ayaa ka gaabsaday iney Eedeeyn u soo jeediyaan dhallinyaro Riigii qodaalka kala baxsatay degmada oo si gaar ah ugu takrifalay,  shakhsiyaad khadka taleefonka lagula xariiray iyagoo magacooda gaabsaday waxay eeda dusha ka saareen Cuqaasha beesha oo ku dhiiran waayey in ay go'aan ka gaaraan Riigaas oo ku daxaleystay goobti la dhigay 18 sano ka hor.