Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

Saraakiishi Hore Soomaaliyeed Oo Isu Diyaarineysa Iney Sameystaan Isbahaysi Kulmiya

Sunday - June 8, 2008

US - Europe: Dhaqdhaqaaq lagu mideynayo saraakiishi hore qaranka soomaaliyeed ee ku baahsan dacalada dunida ayaa waayahan dambe ka socotay meelo badan ee yurup iyo ameerika,waxaana sarakiishaas ka dhex socota fikrado lagu diyaargareynayo abaabul lagu doonayo iney isbahaystaan isla markaana kaalinti ay ku lahaayeen qaranimadii wadanka ay codkooda ka muuqato maxaafilka dawliga iyo gaar ahaan bulshada ummadda soomaaliyeed dhexdeeda.